29 C
Mogadishu

Wararka

Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabay Guddiga dib u heshiisiinta Gobolka Gedo

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddiga dib u heshiisiinta Gedo kuwaas oo ka kooban afar xubnood oo heer Wasiir kana socda afarta...

DEG DEG:- Golaha wadatashiga Qaran oo soo saaray jadwalka doorashadda Soomaaliya.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha wadatashi ee Doorashada Soomaaliya, ayaa soo saaray Jadwalka doorashada Soomaaliya iyo go’aamo ay ku gaareen Shirka arrimaha Doorashada uga socday Muqdisho. JADWALKA DOORASHADDA 1. Tababarka...

Wararkii ugu dambeeyey ee Tigray iyo go’aan kasoo baxay mucaaradka

MUQDISHO-AYÀMAHA-Hoggaamiyayaasha mucaaradka Tigray ayaa wacad ku maray inay “cadowga” ka saari doonaan gobolka, taasi oo muujineysa in dagaalka uu ii socon doono inkasta oo...

madaxweynihii hore Koonfur Afrika oo lagu xukumay 15 bilood oo xabsi ah

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxkamada ugu sarreysa dalka South Africa ayaa madaxweynihii hore ee dalkaas Jacob Zuma ku xukuntay 15 bil oo xabsi ah, kaddib markii ay ku...

Dumarka Koonfur Afrika oo loo ogolaaday in halmar ay guursan karaa 4 nin.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dad u badan kuwa ay ku weyn tahay ilaalinta dhaqanka Afrikaannimada ayaa si weyn u dhaliilay qorshe ay taageertay dowladda Koonfur Afrika oo haweenka...

Faarax Macalin Oo Dowladda Somalia Ku Dhaliilay Dib U Soo Celinta Xiriirka Kenya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiye ku-xigeenkii hore ee Baarlamaanka dowladda Kenya, kana mid ah siyaasiyiinta Soomaalida ee dalkaasi Faarax Macallin Dawaar oo ka hadlay tillaabadii ay dowladaha Soomaliya...

Maxaa looga hadlay kulankii gaarka ahaa ee Qoor Qoor iyo lafta gareen?

MUQDISHO-AYAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa hoyga uu ka deganyahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor...

Wax ka ogow qodob la rabo in isbeddel loogu sameeyo shirka Muqdisho

Shirka ka socda Muqdisho ayaa la sheegayaa i la rabo isku day lagu yareynayo tirada ergooyinka soo dooranaya xildhibaanada goolaha shacabka sida aan xogtaan...

Shirka Madaxda Dowladda Iyo Maamul Goboleedyada Oo Maalintii 2-Aad Galay

MIQDISHO-AYAAMAHA-Shirka u dhexeeya Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul Goboleedyada dalka ka jira oo shalay ka furmay Teendhada Afiysooni ee Magaalada Muqdisho ayaa...

Reer K/Waqooyi oo ka walaacsan Kim Jong Un oo “keliya yara caatoobay”

MUQDISHO-AYAAMAHA-Telefishinka qaranka Kuuriyada Waqooyi ayaa baahiyay wareysi aan caadi ahayn oo ay ka qaadeen nin deggan magaalada Pyongyang oo sheegay in isaga iyo dadka...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan