Ra’iisul Wasaaraha oo u mahad-celiyey ciidamadii sugayay amniga shirkii Wada-tashiga Qaran
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa u mahad celiyey ciidamada amniga ee u taagnaa sugidda Amniga Shirkii Wada-tashiga Qaran ee...
Howl-gal la sheegay in lagu dilay xubno ka tirsanaa Al-Shabaab oo ka dhacay Shabeellada...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, General Odowaa Yuusuf Raage oo u warramayey warbaahinta ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey howl-gallo ballaaran oo ay...
42, 000 Oo Arday oo Maanta u fariisanaysa Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga Sare.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in 42, 000 (Afartan & laba Kun) oo Arday ay Maanta u fariisanayaan imtixaanka, kaas oo Manta ka...
Halku dhigyadii Kheyre “Waa markii ugu horreysay”, iyo Rooble “soo dhowaada”,
MUQDISHO-AYAAMAHA-Muddo kooban uu xilka joogo Raysulwasaare Maxa’ed Xuseen Rooble wuxuu sameeyay sumcad siyaasadeed oo ballaaran, waxa uuna u muuqdaa inuu yeeshay taageero bulsho, si...
Muxuu Yahay Qorsha Cusub Ee Midowga Musharaxiinta Kadib Heshiiskii Afisyooni?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xubnaha Midowga Musharixiinta oo kulan ku yeeshay magaalada muqdisho ayaa shaaciyay in Golahooda uu siijirayo maadaama doorashada Soomaaliya heshiis laga gaaray dhawaana ay bilaabaneyso.
Kulanka...
Beesha Caalamka oo soo jeedisay in si deg deg ah loo qabto hanaanka doorashada...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Saaxiibada Beesha Caalamka ee Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay shirweynaha Dowladda Federaaalka Soomaaliya – Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka (DFS-DXDF) ee guusha ku soo...
Mareykanku oo diiday in la baaro dagaalkii Israa’iil iyo Xamaas.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Xuquuqda Aadanaha Qaramada Midoobay ayaa u codeeyay in la baaro dagaalkii dhowaan dhex maray Israa'iil iyo Xamaas.
Guddiga ayaa ansixiyay qaraarka, oo ay soo...
Akhriso:- Warmuriyeed laga soo saaray Shirkii ka socday Teendhada Afisiyooni
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa war-murtiyeed laga soo saaray Shirka Wadatashiga qaran ee Maalmihii lasoo dhaafay ka socday Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, gaar ahaan Teendhada Afisyooni, halkaasi...
RW Rooble oo sheegay in dhamaan laga heshiiyay caqabadihii doorashada
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo khudbad ka jeediyay xeritaanka shirka madasha wadatashiga doorashooyinka ee ka socda Teendhada Afisiyooni ayaa sheegay in...
Cabdi Xaashi oo laga qanciyay tabashooyinkiisii ku aaddanaa shirka
Muqdisho-(Ayaamaha)-Kulan is qancin ah oo maanka ay wada yeesheeneen Guddoomiyaha Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdillaahi iyo qaar ka mid ah midowga...




















