30.9 C
Mogadishu

Wararka

Qiso Cajiib Ah:- Xafso Luqmaan waxaa la afduubay iyadoo salaad ku jirto.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Sakariye Maxamed Luqmaan oo la dhashay Xafso ayaa sheegay in walaashii markii la afduubayay ayaa salaad ku jirtay. "Saaxiibteed ayaa u waday mel la yiraahdo...

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo Amray in la xiro askari dil geystay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cali jeyte Cismaan ayaa Amar ku bixiyay in la soo xiro askarigii 11-kii bishaan xili Habeen ah Afaafka hore  ee...

Dowladda federaalka Iyo Hirshabeelle Oo Ka Wada Hadlay Dhibaatooyinka Fatahaadaha

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Maanta Xarunta Wasaaradda kulan kula qaatay qaar kamid ah Golaha Wasiirada dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo...

Maxaa ka jira in Itoobiya ay qorsheyneyso in hub nukliyeer ah ay ku weerarto...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waa arrin kale oo si weyn loo faafiyay taas oo muujineyso xiisadda ka dhex taagan Itoobiya iyo qaar ka mid ah dalalka deriska, ee...

Ra’iisul Wasaarahii dalka Sweden oo codka kalsoonida lagala laabtay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladdii Sweden ayaa maanta la riday kadib markii Stefan Lofven uu noqday ra’iisul wasaarihii ugu horreeyey dalka ee waaya codka kalsoonida, taasi oo macnaheedu...

Qofkii ka dambeeyay dilkii Sheekh Cali Dheere oo la shaaciyey

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah shaacisay Magaca qofkii ka dambeeyay dilkii 17/5/2021 loogu geystay tuulada Xero-Jaale ee duleedka...

Doorashada Guud ee Itoobiya oo saaka bilaabatay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Saaka subaxnimadii hore ayaa meelo badan oo Itoobiya kamid ah waxaa ka bilaabatay Doorashada guud ee dalkaas, marka lag reebo dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya. Dadweyne...

Farmaajo oo aad u soo dhaweeyay in Somali & Itoobiya ay Jaadka iyo Kalluunka...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyay isla markaana bogaadiyay ganacsiga dalka Ethiopia loogu iibgeynayo kalluunka lagana soo iibsanayo jaadka ama...

Qarax khasaaro geystay oo caawa ka dhacay Muqdisho.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya Xaafadda Taleex ee Degmada ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaas  caawa ka dhacay qarax geystay khasaaro. Qaraxa ayaa sida wararku...

XOG:-Fahad oo xilka agaasimaha NISA ku wareejinaya Nin isaga ka “halis badan” iyo Qorshahiisa...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Agaasimaha mukhaabaraadka Soomaaliya, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, ayaa ayaa maalmaha soo aadan wuxuu mac-salaameynaya xilkiisa hay’adda NISA, sidda ay sheegeen ilo wareedyo la isku...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan