Ra’iisul Wasaaraha UK oo guursaday gabadh u dooneyd
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra'iisul Wasaaraha UK Boris Johnson ayaa guursaday gabar u dooneyd oo la yiraahdo Carrie Symonds kadib xaflad aroos ah oo si qarsoodi ah loo...
Wasaaradda Ganacsiga Oo Soo Bandhigtay Qorshe Cusub Ee Hormarinta Ganacsiga.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Shirkii maanta ee Wasaaradda oo uu shir-guddoominayey Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Md. Xildhibbaan Khaliif Cabdi Cumar, ayaa si weyn loogu falan-qeeyey Habka Onlaynka...
Madaxweynaha Jubbaland oo kulamo ka wada Magaalada Muqdisho
Muqdisho-Ayaamaha-Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaama Madoobe hoyga uu Magaalada Muqdisho ka dagan yahay kulan kula qaatay Safiirka Itoobiya u jooga Soomaaliya Danjire Cabdulfataax Cabdullaahi...
Rooble Oo magacaabay guddi baaritan ku sameeya xubnaha guddiga doorashada ee lagu muransan yahay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Guddi u magacaabay xaqiijinta caddeymaha xubnaha Guddiga Maamulka doorashada ee labada heer ee Cabashada laga soo...
Arday lagu afduubtay Nigeria oo lasii daayay
Dowladda dalka Nageria ayaa sheegtay in lasii daayay 14 arday oo ay kooxo hubeysan ka afduubteen bil ka hor Jaamacad ku taallada degaanka Kaduma...
XOG laga helay safarka Ra’iisul Wasaare Rooble Ee Nairobi.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra'iisul Wasaaraha Dalka Mudane Mohamed Xusein Rooble ayaa safar ku tagi doona magaaladda Nairobi ee xarunta dalka Kenya si uu wadahadal ula yeesho madaxda...
Kulankii xalay dhexmaray midowga musharraxiinta iyo madaxd M/goboleedyada.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa habeenkii xalay aheyd Munaasabad casho sharaf ah Magaalada Muqdisho ugu sameeyay Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada dalka oo maalmihii lasoo dhaafay...
Maxay ka wada-hadleen Guddoomiyaasha Aqalka Sare ee Soomaaliya iyo Pakistan?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa kulan qadka Taleefanka ah la yeeshay dhigiisa dalka Pakistaan Sadiq Sanjrani,...
Sheekh Shariif oo sheegay in Soomaaliya laga badbaadiyay dagaalo sokeeye
MUQDISHO-AYAAMAHA-Gudoomiyaha Midowga Musharaxiinta ahna Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmad oo xalay kulan casho ah ugu sameeyay Hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho...
Wasiir Ka Tirsan Galmudug Oo Hal Arrin Darteed Xilka Looga Qaaday.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug Cabdi Mohamed Jaamac (Cabdi Waayeel).
Wareegto kasoo baxday Xafiiska...




















