27.9 C
Mogadishu

Wararka

Dhacdo xanuun badan oo ka dhacday Degmada Warsheekh.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dabley qabiil ahaan u abaabulan ayaa si arxan darra ah u dileen dad isku qoys ahaa, iyadoo weerarkan uu ka dhacay deegaan hoostaga degmada...

MW Xasan Sheekh oo daah furay Shirweynaha Caalamiga ee Malgashiga Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Shirweynaha Caalamiga ee Malgashiga Soomaaliya oo ay ka soo qeybgaleen Madaxda Dowladda, Hey’adaha ka shaqeeya Mashaariicda, Ganacsatada, Maalgashadayaal caalami ah iyo Martisharaf kale ayaa...

Weerarkii Shabaabkii ee Hotel Villa Rose oo lasoo afjaray.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada NISA guutada loo yaqaano Gaashaan Ayaa gabal dhicii soo Afjaray Weerarkii Al Shabaab ku qaadeen Hoteelka Villa Rose kadib Markii 4-Dhinac ay ku...

Kulankii labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo baaqday

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoonka labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa ku dhawaaqay in dib loo dhigay kulankii wadajirka ah ee Baarlamaanka labadiisa Aqal, kaas oo la filayay...

Agoosto, Oktoobar iyo Nofember, weeraradii Shabaab soo qaadeen 6-dii bilood ee lasoo dhaafay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Bishii Agoosto 20-keedii ayey aheyd markii ay Al-Shabaab weerrar ku galeen hoteel Xayaat ee magaalada Muqdisho halkaas oo lagu dilay in ka badan 20...

Xaguu ku yaal hotel Villa Rose ee uu weerarka ka socdo?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Hoteelka Villa Rose, waxa uu ku yaal xayndaabka sida wayn loo ilaaliyo ee ay ku taal xarunta madaxtooyada ee Villa Somalia, ee magaalada Muqdisho,...

Rasaas goos goos ah oo weli laga maqlaya Villa Rose iyo wararkii ugu dambeeyey

MUQDISHO-AYAAMAHA-Rasaas goos goos ah ayaa weli laga maqlayaa hoteelka aadka loo ilaaliyo ee Villa Rose ee ku yaal xayndaabka qarsiga madaxtooyada ee caasimadda Soomaaliya...

Dhibaato culus oo ka dhalankarta sharciga Jinsiga ee Baarlamaanka la qorsheynayo in la horgeynayo.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Buuq weyn ayaa ka taagan sharciga jinsiga oo ay soo gudbiyeen tiro xildhibaano ah kuwaas oo Baarlamaanka la horgeynayo,dhawaan waxaana la ogeyn sida loo...

Walaac ka dhashay hadal ka soo yeeray Kim Jong Un oo ku saabsan hubkiisa...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa sheegay in hadafkiisa ugu dambeeya uu yahay in uu yeesho quwada ugu weyn ee Nukliyeerka caalamka, sida...

Maxay ka wada hadleen Wasiirada Arrimaha dibadda Soomaaliya & Imaaraadka?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka arrimaha dibbada Soomaaliya, Abshir Cumar Haruuse ayaa magaalada Dubai kula kulmay dhiggiisa wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga Imaaraadka, Sheikh Abdullah bin Zayed...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan