24.9 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Golaha Ammaanka Qaramada Midoobey oo war ka soo saartay xaaladda Tigray

MUQDISHO-AYAAMAHA-Saraakiisha Qaramada Midoobey ayaa sheegaya in colaaddii dhawaan ka dhacay gobolka Tigreeda ee dalka Itoobiya ay sababtay macaluul saameyn weyn ku yeelatay qiyaastii 400,000...

Tarsan Oo Ka Hadlay Safaaradda Somalia Ee Kenya Oo Dib Loo Furay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Safaaradda Soomaaliya ee ay ku leedahay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa rasmi ah dib loogu furay, xili ay xirneyd muddo ku dhow lix...

Gudigga Doorashooyinka Heer Federaal Oo Doortay Guddoomiye Cusub.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal oo maanta yeeshay kulan rasmi ah ayaa waxay doorteen gudoomiyaha kumeel gaarka ah ee guddiga. Guddiga ayaa waxay guddoomiye u...

Wararkii ugu dambeeyay Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa isku qarxiyay Maqaayad ku taalla isgoyska Jubba ee u dhaxeeya degmooyinka Boondheere iyo Shangaani. Ruuxa la sheegay in...

Wax Ka Ogow Qorshaha Cusub ee Saciid Deni iyo Safarkiisa Kismaayo.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhweyd gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ah u ah Maamul Goboleedka Jubbaland. Madaxweynaha...

Mareykanka oo farriin u diray Madaxda maamul goboleedyada

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinke ayaa u soo jeediyay  Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa Dowlad Goboleedyada inay sida ugu dhaqsiyaha badan una macquulsan u...

Rooble oo oo Bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay 61 sano guurada xoriyadda

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay 61 sano guurada ka soo wareegtay Xorriyadda dalkeenna ee 1da...

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeybgalay munaasabada calansaarka maalinta xoriyadda Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha muddo xileedkiisu uu dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa calan-saaray Madaxtooyada Qaranka, si loo maamuuso Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada ee 1-da Luulyo oo ku...

Mid kamid ah raggii shalay dhac u geystay Carwo KAAH oo gacanta lagu dhigay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa goordhow warbaahinta usoo bandhigay rag ku eedeysan in ay dhac ka geesteen goobo ganacsi iyo xaafado ku yaala Muqdisho. Afhayeenka...

Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya oo tababar loo furay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa tababar u furay Guddiyada Doorashooyinka Dalka heer federal iyo heer dawlad goboleed tababarkan ayaa socon doona mudo...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan