25.1 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Shirka Madaxda Dowladda Iyo Maamul Goboleedyada Oo Maanta Furmaya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Shirka u dhexeeya Madaxda dolwadda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada ayaa Maanta oo Axad ah waxaa lagu wadaa inuu ka furmo Magaalada Muqdisho gaar...

Maxay Hir-Shabeelle u diiday inay qeyb gasho shirka Maanta ka furmaya Muqdisho?.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa sheegay inaysan qeyb ka ahayn shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Dowladda Federaalka,  Dowladaha Xubnaha ka ah iyo Maamulka Gobolka Banaadir...

XOG:- Farmaajo oo lala wadaagay sirta iyo xoggaha shidaalka Soomaaliya.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dalka Mudane Maxamed Cabdullaahi farmaajo ayaa waxa uu sheegay inay jiraan fursado dihan oo ubaahan in Soomaaliya ka faa’iideysato. Khudbad uu ka jeedinayey Munaasabada...

Madaxweynaha Galmudug Qoorqoor Oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa oo ka yimid Dhuusamareeb ayaa gelinkii dambe ee galabta soo gaaray...

Sheekh Shariif oo soo bandhigay qorshe ku aadan wada-hadalada Somalia iyo Somaliland

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Golaha Midowga Musharixiinta Shariif Sheekh Axmed ayaa waxa uu ka hadlay muhiimadda ay leedahay qancinta Gobollada Waqooyi (Somaliland)...

Deni iyo Axmed Madoobe oo soo gaaray Magaalada Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho, iyagoo kasoo ambabaxay Magaalada Kismaayo. Madaxweyne Axmed...

Xog ku saabsan Ninkii Soomaalida ahaa ee weeraka ka geystay dalka jarmalka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Baarayaasha ayaa raadinaya ujeedada ka dambeysa weerarkii ka dhacay magaalada Wuerzburg ee dalka Jarmalka kaas oo nin ku hubeysnaa oo Soomaali ah mindi dheer...

Qaraxyo Khasaaro Geystay Oo Lala Eegtay Mas’uuliyiin Ka Tirsan Puntland

BOOSAASO-AYAAMAHA-Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qaraxyo xoogan oo barqanimadii Maanta deegaan ka tirsan Gobolka Bari lagula eegtay kolonyo ay la socdeen Mas’uuliyiin kala...

Muuse Biixi oo gardarro ku tilmaamay in Muqdisho laga xuso 26-ka Juun.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda goonni isutaageeda ku dhawaaqday ee Somaliland ayaa sheegay in gardarro aan geed loogu soo gabban ay tahay in Muqdisho laga xuso markii...

Farmaajo oo Maanta Ubax dhigay Taalada Dhagax-tuur ee Magalada Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maamuusaya halgameyaashii Soomaaliyeed ee naftooda iyo dhiiggooda u huray Xorriyadda Gobollada Waqooyi iyo guud...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan