27.4 C
Mogadishu

Wararka Dibadda

Trump Oo Waji-gabax Kala Kulmay Maxkamadda Ugu Sarraysa Mareykanka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxkamadda ugu sarraysa waddanka Mareykanka ayaa gaashaanka u daruurtay iskuday aanan noociisa oo kale hore loo arag oo meesha loogaga saari rabay natiijooyinka doorashadii...

Ra’iisul Wasaarihii Hore Xasan Cali Oo Gaaray Dalka Ruushka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ahna musharax Madaxweyne ayaa gaaray dalka Ruushka. Xasan cali kheyre ayaa kulamo la qaatay wasiirka arimaha dibadda...

Fure 50 sano ka hor lumay oo uu qof aan la aqoonin soo celiyay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Fure qarnigii 11-aad loo sameeyay albaabbada dhisme ku yaalla UK ayaa dib loo soo celiyay kaddib markii uu lumay 50 sano ka hor. Furan ayaa...

Abiy Axmed & Uhuru Kenyata Oo Xariga Ka Jaray Waddo Muhiim Ah

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyata ayaa Maanta siwadajir ah xariga uga jaray Wadada laamiga ah Ee Mooyaale oo Isku...

Qoorqoor Oo Hal Arrin Darteed Safar Deg-Deg Ah Ugu Imaanaya Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo maalmo kahor dib ugu laabtay Magaalada Dhuusamareeb ayaa Maanta safar deg deg ah ugu soo...

Maxay Yihiin Saddexda Arrimood Ee Laf Dhuun Gashay Ku Noqotay Maxamed Bin Salmaan?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maalmo adag ayay u tahay hoggaanka Sacuudiga gaar ahaanna dhaxalsugaha awoodda leh ee Maxamed bin Salmaan, oo loo yaqaanno MBS. Gudaha dalkiisa caan ayuu ka...

Tyson dagaalkii soo laabashada wuxuu ku dhamaaday barbaro kulankii Roy Jones

Mike Tyson oo ku soo laabtay feerka isagoo jira 54 sano ayaa ku dhamaaday barbaro 51-sano jir ah Roy Jones Jr. Sabtidii kulan sideed...

Ciidamada Itoobiya oo gudaha u galay magaalada Mekelle

Ciidamada Itoobiya ayaa gudaha u galay magaalada ugu weyn ee Maamulka Tigrey ee Mekelle sida uu sheegay ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed. Ra’iisul Wasaare Abiy...

Itoobiya oo ku raad joogta madaxdii ururka TPLF iyo Debretsion Gebremichael oo hanjabaad soo...

Dowladda Itooobiya ayaa sheegtay inay ugaarsaneyso oo ay ku raadjoogto hogaamiyayaashii gobolka Tigray, maalin uun ka dib markii ay dowladda federaalka sheegtay inay la...
Lix arrimood oo uu James Swan u sheegay Golaha Ammaanka

QM oo war cusub kasoo saartay doorashada Somalia

Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, James Swan ayaa ka hadlay arrimo ku aadan xaaladda Somalia iyo doorashooyinka, kadib...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan