27.4 C
Mogadishu

Wararka Dibadda

Wafdi ka socda dowladda Malawi oo gaaray Magaalada Hargeysa

HARGEYSA-AYAAMAHA-Wasiirka Arrimaha Dibadda Wadanka Malawi, Francis Kasela, ayaa soo gaaray  Magaalada Hargeysa ee Soomaaliland, iyada oo siweyn halkaasi loogu soo dhaweeyay. Garoonka diyaaradaha  Cigaal ee...

Burcadda Internet-ka Oo Weerarkii Ugu Cuslaa Ku Qaaday Maraykanka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dhammaanteen waan aragnaa codsiyo noogu soo dhaca kumbuyuutarrada iyo telefoonnada oo nalooga dalbanayo in "Update ama cusbooneysiin diyaar tahay", lana doonayo in aan ku...

Hindiya Oo Laga Billaabey Olole La Magac Baxay “Jihaadka Jacaylka”

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka ayaa sheegaya in haweeney Hindu ah si qasab ah looga soo waday ninkeeda oo Muslim an isla markaana laga yaabo inay ilmo ka...

Awoodaha Ciidamada Soomaaliya iyo Kenya Ma Isu Dhigmaan?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Soomaaliya iyo Kenya ayaa awood ahaan dhinaca tirada ciidamada milatariga isku dhow, inkastoo qalabka kale ay aad ugu kala duwan yihiin, shacab ahaan ay...

Maxaa Ka Jira In Dowladda Soomaaliya Ay Ciidan Horleh Geysay Xadka Kenya?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Tan iyo maalintii Talaadada ee shalay waxay warbaahinta Kenya qaarkeed shaacinayeen in ciidamada Milatariga Soomaaliya lasoo dhoobay xadka u dhow magaalada Mandheera, xilli xiisad...

Safaaradda Soomaaliya Ee Magaalada Nairobi Oo War Culus Kasoo Baxay!

NAIROBI-AYAAMAHA-Wararka laga helayo Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya ayaa waxaa ay sheegayaan in Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay halkaas ay joojisay dhamaan Shaqooyinkii...

DEG DEG:- Beesha Caalamka Oo War Xasaasi Ah Soo Saartay.

MUQDISHO-AYAAMAHA- Bayaan Wadajir ah oo kasoo baxay Beesha Caalamka ayaa waxay ku baaqeen baahida loo qabo inay kulmaan Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad...

XOG:-Dowladda Soomaaliya Oo Masar Ka Dalbatay In Lala Heshiisiiyo Imaaraadka Carabta.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Qaahira ee dalka Masar waxaa dhowaan safar ku tagay Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Xasan Khaliif, kaasoo farriin gaar ah ka siday Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed...

Wariye Caan Ah Oo Lagu Daldalay Dalka Iiraan.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Iiraan ayaa waxa ay daldashay weriye lagu eedeeyay in barnaamij dadku ay farriimaha isugu diraan uu u isticmaalay in mucaaradad uu ku kiciyo. Ruuxullah...

U.S. Supreme Court rejects Trump-backed lawsuit to overturn Biden’s election win

MUQDISHO-AYAAMAHA-The Supreme Court on Friday rejected a lawsuit backed by President Donald Trump to overturn Joe Biden’s election victory, ending a desperate attempt to...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan