30.9 C
Mogadishu

Uncategorized

Taliska Nabadsugida Oo Fishileyey Gaari Qarax Lagu Soo Xiran.

KISMAAYO-AYAAMAHA-Taliska Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka NISA ee dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa soo bandhigay qarax miino nooca gaadiidka lagu dhejiyo oo habeenkii xalay aheyd ay...

Nooc cusub oo fayraska korona oo laga helay Ingiriiska

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waddamada reer galbeedka ayaa billaabay iney xayiraado cusub ku soo rogaan dalka UK si ay uga gaashaantaan nooca cusub ee fayraska korona ee dalkaasi...

Ciidamo Hor Leh Oo Galabta Laga Dejiyay Gobolka Gedo.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dhowr Diyaaradood oo Waday Ciidamo ku labbisan dareeys aan horay loogu arag Millateriga Soomaaliya ayaa ka dagan Garoonka Degmada dolow, waxaana si weyn halkaasi...

Al Shabaab oo Gaadiid Xamuul ku Gubay inta u Dhaxeysa Magaalooyinka Quracjoome iyo Xudur

Warar Dheeraad ah Ayaa Kasoo Baxaya 13 Gaaari oo Xamuul ah oo Kabaxay Magaalada Baladweyne una Socday Degmada Xudur Ee Gobolka Bakool oo Ay...

Al-Shabaab Oo la Wareegeen saldhig Ay Ku Sugnaayeen Ciidanka Kenyan.

KISMAAYO-AYAAMAHA-Al-Shabaab ayaa waxaa la sheegay inay weerareen Saldhig ay ku sugnaayeen Ciidamo ka tirsan  Booliska Kenya, kaas oo ku yaalla Gobolka Gaarisa. Wararku waxaa ay...

Qarax Ciidamo Lagula Eegtay Xaafad Ka Tirsan Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qaraxaan oo jugtiisa laga maqlay degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir ayaa waxaa uu goordhow ka dhacay Agagaarka Masaajidka Turkiga ay dhiseen oo ku yaalla...

XOG:-Ra’iisul wasaare Rooble Oo Isimada Puntland Uga Dacwooday Siciid Deni.

GAROOWE-AYAAMAHA-Warar lagu kalsoon yahay ayaa waxay sheegayaan in Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Roble uu warbixin ballaaran ka siiyey Isimada iyo salaadiinta Puntland xaaladda...

Baarlamaanka Carabta Oo Digniin U Diray Dalalka Deris La’ Ah Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Baarlamaanka dalalka Carabta ayaa soo saaray digniin culus oo ku saabsan doorashada la filayo inay sanadka cusub ka dhacdo dalka Soomaaliya, ee weli muranka...

Muxuu Ku Saabsan Yahay Safar Muusa Biixi Ee Nairobi?

NAIROBI-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Iskeed madaxbannaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Nairobiu oo ay oga billaabatay booqasho rasmi ah. Sida lagu qoray bogga...

Xasan Sheekh Oo Qoraal Kasoo Saaray Arrin Halis Ah oo Ku Gadaaman Dastuurka Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in muddada dhaqan galka dastuurka KMG ee dalka uu la dhammaanayo muddo xileedka Baarlamaanka 10-aad,...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan