28.9 C
Mogadishu

Wararka

C/rasjiid Janan oo shaaca ka qaaday ‘arrin uu ka diiday’ Farmaajo iyo Fahad Yaasiin

Wasiirka amiga dowlad goboleedka Jubbaland, Cabdirashiid Xasan Nuur (Janan) ayaa markii ugu horreysay faah faahin ka bixiyey kulamo qarsoodi ah oo uu si gaar...

Tababar loo soo xiray Ciidamo sugaya Amniga doorashada Golaha Shacabka

Guddiga Doorashadda Heer dowlad Goboleed ee  Galmudug ayaa maanta booqday xarun hawlgalladda Amniga Doorashooyinka gaar ahaan magaalada Gaalkacyo, halkaa oo ay tababar ugu soo...

Doorasho lasii ogyahay qofka ku guuleysanaya oo maanta ka dhaceysa Dugsiga Janeraal Kaahiye

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa maanta lagu wadaa in dugsiga Tababarka ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Janeraal Kaahiye in lagu qabto doorashada laba kamid ah kuraastii ugu horreeysay...

Doorasho Maanta ka dhacayso Magaalada Dhuusamareeb.

Dhusamareeb -Ayaamaha-Waxaa maanta lagu waddaa in Magaalada Dhusamareeb ee Caasimada maamulka Galmudug lagu qabto doorashada labo kursi oo ka mid ah Aqalka Sare, kuwaasoo...

Maxay ka wada hadleen Muuse biixi iyo Abiy Axmed Cali ?

ADIS ABABA-AYAAMAHA-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ku sugan Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Itoobiya ayaa waxaa uu kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha dowladda...

Afar sabab oo keentay in la ceyriyo Francisco Madeira iyo fadeexad lagu helay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaan dhageystay cod labo (2) qeyb ah oo isugeyn afar daqiiqo iyo sodon iyo siddeed ilbiriqsi ah (4:38) oo Francisco Madeira, laga soo duubay!...

Mahdi Guuleed oo markan u tanaasulay Cabdi Xaashi iyo Rooble oo ku guuleystay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Khilaafkii soo dhaafay soo kala dhex galay Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ee ku saabsanaa Arrinta doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka...

Ciidanka DANAB iyo kuwa Jubbaland oo howlgal ku dilay saraakiil ka tirsan Al-Shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada daraawiishta dowlad Goboleedka Jubbaland iyo kuwa Guutada 16aad Ururka 5-aad ee Ciidanka DANAB ayaa howlgallo qorsheysan saacadihii lasoo dhaafay ka sameeyay deegaano ka...

Gudoomiyaha Midowga Afrika “Soomaaliya iyo Kenya waa inay heshiiyaan”

MUQDISHO-AYAAMAHA-Gudoomiyaha Midowga Afrika, Moussa Faki Mahamat, oo ka mid ah madaxdii furitaanka shirkaas ka hadashay ayaa soo hadalqaaday sida loogu baahan yahay in si...

Dowladda Giriigga oo go’aan ka qaadatay qaabbilaadda muhaajiriin ay Soomaali ku jirto

Athnes-(Ayaamaha)-Dowladda Giriigga ayaa isbeddel xagga socdaalka ah kusoo rogtay dadka magangelyo doonka ah ee kasoo kala jeeda waddamada Soomaaliya, Pakistaan, Suuriya, Afganistan iyo Bangaladhesh. Dadkan...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan