27.9 C
Mogadishu

Wararka

AL-Shabaab oo weerartay Dhoobleey

Al-shabaab oo weerartay ciidamada Dowladda ee ku sugan Dhoobleey

KISMAAYO-AYAAMAHA-Wararka ka imaanaya Degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay dagaal u dhaxeeyay Ciidamadda Nabadsigida Jubbaland iyo...

Abiy Axmed oo farriin ka soo diray furinta hore ee dagaalka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra'iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa lagu arkay safka hore furinta dagaalka maalmo ka dib markii uu sheegay in uu dagaalka hoggaamin doono. Dowladiisa ayaa...

Lix kamid ah doorashada kuraasta Golaha shacabka oo lagu qabanayo Kismaayo

KISMAAYO-AYAAMAHA-Waxaa magaalada Kismaayo maanta lagu dooranayaa lix kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka oo deegaan doorashadoodu tahay magaalada Kismaayo. Lixdan kursi ayaa waxaa...

Khasaaro ka dhashay ciidamo katirsan AMISOM oo qarax lala eegtay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamo katirsan Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa sida la sheegay Qarax lagula eegtay Meel aan ka fogeeyn deegaanka Kambooni oo ka tirsan Gobolka...

Mareykanka oo Turkiga ku cadaadinaya in hub udiro dalka Ukraine..

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maraykanka ayaa si aan rasmi ahayn ula soo qaaday dowladda Turkiga suurtogalnimada haddii ay Ukraine u dirto gantaalaha difaaca hawada ee S-400 ee uu...

Maxaa ka jira in Itoobiya ay qorsheyneyso in hub nukliyeer ah ay ku weerarto...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waa arrin kale oo si weyn loo faafiyay taas oo muujineyso xiisadda ka dhex taagan Itoobiya iyo qaar ka mid ah dalalka deriska, ee...

Sidey dowlad goboleedyada u qeysadaan 54-ta xubnood ee Aqalka sare?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Soomaaliya waxaa maalmihii lasoo dhaafay ka socday doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka federaalka, kaasoo ka kooban 54 xubnood. Xildhibaannada loo soo doorto Aqalka sare...

Waa kuma Xildhibaanka kale ee lagu doortay Muqdisho?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa goordhaw soo gabagabowday doorashada Golaha shacabka ee Xildhibaanada Gobalada Waqooyi taa oo maanta lagu qabtay xerada School Boolisiya. Doorashada oo aheyd mid musuq maasuq...

“Waan ka quustay in aan ka quusto Soomaaliya” musalsalka doorashada Soomaaliya

Sheekada waxaa qoray Yuusuf Garaad. "Marka laga soo tago cilladaheeda kale ee tirada badan, doorashada dalka ka socotaa waxay qaadan doontaa laba sano. Haa waa laba...

Maxamed Cabdi Waare oo markale weerar afka ah ku qaaday Madaxweyne Farmaajo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynihii hore ee Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka hadlay dhacdadii Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ka dhacday 27-kii Bishii December, taas oo Ra’iisul Wasaaraha...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan