31.9 C
Mogadishu

Wararka

Dhacdo xanuun badan oo xalay ka dhacday Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xalay fiidkii hore gudaha magaalada Muqdisho waxaa ka dhacday dhacdo xanuun badan gaar ahaan xafadda Obasiibka ee degmada Wadajir, kadib markii wiil dhalinyaro ah...

DEG DEG: Xafiiska RW Rooble oo sheegay inuu socdo abaabul ka dhan ah Rooble

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiir kuxigeenka Warfaafinta Soomaaliya C/raxmaan Sheekh Yuusuf Alcadaala oo maqribnimadii caawa saxaafada la hadlay ayuu kaga warbixiyey dhul boobkii lagu eedeeyey R/wasaaraha inay been...

Madaxweyne Putin oo baajiyay socdaal uu ku tegi lahaa Koonfur Afrika

Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin ayaa joojiyay socdaal uu ku tagi lahaa Dalka Koonfur Afrika, isagoo ka fogaanaya inay xirto maxkamadda ICC oo horey usoo...

Ciidamadda Haramcad Oo Weeray Saldhig Iyo Maxkamad Shabaab Ee Duleedka Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dagaal culus oo ciidanka dowladda iyo Al-Shabaab saaka ku dhexmaray deegaanka Basra oo ku yaalla duleedka Muqdisho, gaar ahaan inta u dhexeysa degmooyinka Balcad...

Dagaal uu hoggaaminaya Guddoomiyaha Gobolka Hiiran oo ka socoda Degnada Matabaan

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Dagaal xoogan ayaa markale wuxuu ku dhexmaray degaanka Qabno oo hoostaga degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan maleeshiyaadka macawiisleeyda oo garab ka helaya Ciidamada dowladda...
XAMZA HOP#203

Kursigii uu banneeyay RW Xamse oo doorashadiisa la shaaciyay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga KMG ee doorashooyinka kuraasta ka bannaan Golaha Shacabka ayaa shaaciyay jadwalka qabashada kursiga tirsigiisu yahay  HOP#203 oo deegaan doorashadiisu tahay Kismaayo. Kursigaan ayaa waxaa...

Cali Guudlaawe oo ku dhawaaqay in Golle degaan loo dhisayo degmooyinka Hir-Shabeelle

JOWHAR-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa sheegay inay wadaan qorshooyin dhowr ah oo Golle degaan loogu dhisayo dhamaan degmooyinka Maamulka Hir-Shabeelle. Waxaa uu...

DEG DEG:-Baarlamaanka Pakistan oo doortay Ra’iisul wasaare cusub

MUQDISHO-AYAAMAHA-Sharci-dejiyayaasha Pakistan ayaa maanta u doortay Shehbaz Sharif inuu noqdo ra’iisul wasaaraha cusub kadib markii Axaddii xilka laga tuuray Imran Khan oo iska casilay...

Wax Badan Ka Ogoow Kulankii Xalay Dhex Maray Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya iyo Xidhibaanad...

Muqdisho Ayaamaha: Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee xukuumadda Soomaaliya, mudane Maxamed C/risaaq Maxamuud, ayaa aaladda fogaan arragga kaga qeybgalay kulan ay...

Soomaaliya oo ka gudutay wajiga koowaad si ay ugu biirto urur caalami ah

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardargelinaya qorshaha ka mid noqoshada Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan