27.8 C
Mogadishu

Wararka

Gudoomiye madaale oo amray in la baaro dhisme maantay dumay

MUQDISHO_AYAAMAHA-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa booqday dhacdadii xalay ka dhacday Degmada Howlwadaag ee la xariirta dhisma ka...

Jubbaland oo shaacisay doorashada 13 kamid Golaha Shacabka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga doorashooyinka SEIT ee Jubaland ayaa shaaciyay 13 kursi oo dhawaan doorashadooda la qabanayo, iyadoo maamul Goboleedyada intooda badan ay shaaciyeen qaar ka mid...

DEG DEG: FBI-da Mareykanka oo baareysa Guriga madaxweyne Biden

MUQDISHO-AYAAMAHA-FBI-da Mareykanka ayaa baaraysa guriga madaxweyne Joe Biden ee Delaware taasoo qeyb ka ah baaritaanka dukumentiyada sirta ah, ayuu yiri qareenkiisa. War qoraal ah oo...

Xukun lagu riday Odayaashii Reer Xaaji Saleemaan ee heshiiska la galay Al-Shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukun adag ku ridday Odayaasha Beesha Reer Xaaji Saleebaan ee dhowaan heshiiska lasoo galay kooxda...
Warbixintaan waxaan kasoo qaadanay BBCSOMALI

Wiil Soomaali ah oo Afar jeer Liibiya addoon ahaan loogu kala iibsaday!

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxamed Cabdiraxmaan waxa uu ka mid yahay tahriibayaal Soomaalida oo laga soo daayay xabsiyada Liibiya oo Muqdisho lagu soo celiyay. Wuxuu BBC-da uga warramay rafaadka...

Khasaaro ka dhashay qarax lala eegtay ciidamo katirsan AMISOM.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamo katirsan kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa waxaa qarax lagula eegtay wadada xiriirisa Magaalada Muqdisho & degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Qaraxa oo...

Xaaf oo diiday qorshe uu damacsanaa Qoor qoor

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha galmudug Axmed cabdi kaariye (qoor qoor) ayaa is hortaagay saxaafada oo ay la hadli rabeen xalay xildhibaano ka hor yimid caburin cusub uu...

Guddoomiyihii KMG aha ee Aqalka Sare oo eedeyn kulul u jeediyey Xasan Sheekh

MUQDISHO-AYAAMAHA-Senator Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab) oo ahaa guddoomiyihii KMG aha ee Aqalka Sare iyo Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Puntland ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Xasan...

Labada Dal ee Somalia Iyo Finland Oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirkooda Iskaashiga

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdisaciid Muuse Cali ayaa khadka telefoonka wada hadal kula yeeshay dhiggiisa arrimaha Dibadda...

Madaxda dowlad Goboleedyada oo si aan la fileyn uga hadlay khilaafka Farmaajo iyo Rooble.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynayaasha Shanta Dowlad Goboleedyada ayaa war saxaafadeed wadajir ka soo saaray xaalada siyaasadeed ee dalka, kaddib wada hadalo ay ku yeesheen khadka taleefanka. Madaxda dowlad...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan