29.9 C
Mogadishu

Wararka

Dalka Britain kalkaaliso dishay 7 caruura

Dalka Britain waxa lagu helay gabar kalkaalisaa danbiga dilka 7 caruur ah gabadhaan  oo ahayd kalkaaliso  caafimaad. Kalkaalisadaan ayaa 7 curuura dishay halka ay isku...

Maxay uga wada hadleen kulanka maantay ay yesheen Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka?

MUQDISHO-AYAAMAHA- Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 28-aad ee Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka, waxaana...

Mareykanka oo Ukraine u diraya hub ay ku duqeyn karto magaalooyinka Ruushka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Mareykanka ayaa Ukraine u diri doona gantaallo ka casrisan kuwii horay loo siiyay, si ay isaga difaacaan weerarka uu Ruushku ku hayo, sida uu...

Xilidhibaan ciidamada kenya uxiran labo maalin waa maxay sababtu?

MUQDISHO_AYAAMAHA-Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dowlad goboleedka Jubaland ayaa habeenkii labaad ku hoyday saldhiga degmada Mandheera, kadib markii Isniintii lagu xiray Koontaroolka Basaska. Sida ku cad...

Jubbaland oo markale mumnuucay xirashada Indha-Shareerka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidammada Booliska Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa markale adkeeyay joojinta xirashada indhashareerka Arrintaan ayay sheegeen in ay ciidammadu uga goleeyihiin adkeynta amniga maaddaama ay cadowga...

Khasaaro ka dhashay ciidamo katirsan AMISOM oo qarax lala eegtay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamo katirsan Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa sida la sheegay Qarax lagula eegtay Meel aan ka fogeeyn deegaanka Kambooni oo ka tirsan Gobolka...

Maxay yihiin waxyaabaha sirta ah ay FBI-da kasoo saartay guriga Trump?

MUQDISHO-AYAAMAHA-FBI-da Mareykanka ayaa gacanta ku dhigay dokumentiyo sir ah kadib markii ay baaritaan ku sameeyeen guri uu lahaa madaxwaynihii hore ee Maraykanka Donald Trump...
DOORASHADA kuraas kamid ah Golaha Shacabka.

Baydhabo oo maanta lagu dooranayo kuraas kamid ah Golaha Shacabka.

BAYDHABO-AYAAMAHA-Waxaa maanta lagu wadaa in markale Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay lagu doorto Afar kamid kuraasta Golaha Shacabka ee degaan doorashadoodu tahay Maamulka...

Gen. Al-Burhaan oo soo geba-gebeeyey socdaalkii uu ku tegay Suudaanta Koonfureed

MUQDISHO_AYAAMAHA- Madaxa Golaha KMG ee haya Talada dalka Sudan, ahna Taliyaha Guud ee Ciiddanka dalkaasi, Jeneral C/Fataax C/raxmaan Al-Burhan ayaa dib ugu laabtay Caasimadda KMG...

Dagaal ka dhacay Jaziira iyo maamulka gobolka Banaadir oo gaaray (Sawirro)

Iska hor imaad u dhaxeeyay ciidamo katirsan booliiska Soomaaliya iyo maleeshiyaad hubeesan ayaa ka dhacay deegaanka Jaziira ee duleedka magaalada Muqdisho. Iska hor imaadka ka...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan