27.9 C
Mogadishu

Wararka

Falcelin la yaab leh oo ka dhashay safiirka cusub ee Sacuudiga usoo magacaawday Soomaaliya..

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa barteeda Facebook ku baahisay sawirada Wasiir Cabdisaciid Muuse Cali oo nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomaya safiirka...

Taliye Ciidan oo Amaray in la baaro Ra’iisul Wasaare Qaran iyo Wasiir ku Raacay.

MUQDISHU-AYAAMAHA-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa dib usoo saxay warqad uu hore soo saaray, Isagoo caddeeyay in shaqsiga la baarayo uu yahay Sarkaal ka...

Cumar Filish Oo Markale Digniin U Diray Siyaasiyiinta Mucaaradka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa sheegay in Magaalada muqdisho xilligaan awoodi Karin fowdo iyo kicin dadweyne, isla markaana ay muhiim tahay...

Sheekh Shariif Oo ka hadlay Warar Lagu Faafiyay Baraha Bulshada

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaaa saacadihii lasoo dhaafay Baraha Bulshada ayaa lagu faafiyay warar sheegayay inuu jiro heshiis isku tanaasul ah oo la dhex dhigay qaar kamid ah...

XOG:-Farmaajo, Bashiir Goobe iyo C/llaahi Maxamed Nuur oo shir xasaasi ah ku dhexmaraya Villa...

MUQDIAHO-AYAAMAHA-Wasiirka Amniga C/llaahi Maxamed Nuur iyo Agaasimaha KMG ee NISA Bashiir Goobe ayaa hadda Madaxtooyada kulan kula leh Madaxweyne Farmaajo, iyadoo uu wehliyo Madaxweynaha...

U jeedka safarka Yuusuf Daba-geed ee Buulo-Burte

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Daba-geed) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay ku wajahan yihiin degmada Buulo-burte ee...

Ra’isul Wasaare Rooble oo maanta shir deg deg ah isugu yeeray Golahiisa wasiirada.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu wargeliyay inay si buuxda uga soo qeyb galaan Shirka Golaha oo maanta Axad ah oo taariikhda ku beegan...

Ciidamada Itoobiya oo TPLF ka qabsaday magaalooyin muhiim ah

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada Itoobiya ayaa dib ula wareegay magaalooyinka istiraatiijiga ah ee Dessie iyo Kombolcha, kuwaas oo ay ka qabsadeen ciidamada Tigreega, sida ay dowladdu sheegtay...

Saciid Deni oo Beesha Caalamka la wadaagay aragtidiisa ku aadan xalka doorashada

Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Wafdi isugu jira Qaramada Midoobey, Midowga Europe , Midowga Africa iyo...

faallo is difaac ah oo Madaxweyne Farmaajo u qoray jariiradda Foreign Policy.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maqaal uu ku qoray jariiradda Foreign Policy ee Maraykanka waxa uu ku sheegay in aan lagu eedeyn...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan