28.9 C
Mogadishu

Wararka

Agaasime wasaaradeed shaqada looga ceyriyey hal arrin.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda qorsheynta iyo maalgashiga caalamiga xukuumadda Soomaaliya  Jamaal Maxamed Xasan ayaa shaqada ka joojiyay agaasimaha guud ee wasaaraddaasi, kadib eedeymo culus oo loo...
Afhayeenka Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Axmed-Safiino-

Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo war cusub kasoo saaray doorashada Dhuusamareeb

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga doorashada Heer Federaal ayaa Maanta oo Talaado ah shaaciyay in Maalinta Berito ah lagu qaban doono Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug doorashada laba...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo fulinaya ballantii uu ka la galay Madaxweyne Farmaajo.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali ayaa shir guddoomiyay shirka Guddiga hoggaaminaya Qorshaha ay Soomaaliya kula wareegeyso Amnigeeda Qaran (STP), kaasoo ay ka...

Falcelin la yaab leh oo ka dhashay safiirka cusub ee Sacuudiga usoo magacaawday Soomaaliya..

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa barteeda Facebook ku baahisay sawirada Wasiir Cabdisaciid Muuse Cali oo nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomaya safiirka...

Taliye Ciidan oo Amaray in la baaro Ra’iisul Wasaare Qaran iyo Wasiir ku Raacay.

MUQDISHU-AYAAMAHA-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa dib usoo saxay warqad uu hore soo saaray, Isagoo caddeeyay in shaqsiga la baarayo uu yahay Sarkaal ka...

C/llaahi Goodax Barre oo qarka u saraan inuu waayo kursigiisa Xildhibaanimo.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirkii hore ee waxbarashada xildhibaan Cabdulaahi Goodax Barre ayaa wajahyaa tartan adag, xili kursigii uu ku fadhiyey ay isku soo sharaxday sagaal Musharax. Ku dhowaas...

DEGDEG:- Al Shabab oo dagaal kula wareegtay deegaanka Camaara ee Koonfurta Mudug.

DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya deegaanka Camaara ee koonfur Mudug ayaa waxaa uu sheegayaa in Al Shabab ay halkaas dagaal kula wareegeen. Dadka degaanka ayaa ku...

Wararkii u dambeeyey Xildhibaano ku dhaawacmay qarax ka dhacay Jowhar.

JOWHAR-AYAAMAHA-Qarax sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa goordhow ka dhacay magaalada Jowhar ee caasimadda Dowlad goboleedka Hirshabeelle. Ddadka deegaanka ayaa xaqiijiyey in qaraxa...

QM oo si deg deg ah uga jabaatay xiritankii Terminaalka qeybta UN ka ee...

MUQDISHU-AYAAMAHA-KU SAABSAN HAWLGALLADA RAKAABKA QARAMADA MIDOOBAY EE GAROONKA DIYAARADAHA CAALAMIGA AH EE AADAN CADDE Codsi kaga yimid Dowladda Soomaaliya awgiis, ayay Qaramada Midoobay ee Soomaaliya...

Madaxda dowlad Goboleedyada oo si aan la fileyn uga hadlay khilaafka Farmaajo iyo Rooble.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynayaasha Shanta Dowlad Goboleedyada ayaa war saxaafadeed wadajir ka soo saaray xaalada siyaasadeed ee dalka, kaddib wada hadalo ay ku yeesheen khadka taleefanka. Madaxda dowlad...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan