29.9 C
Mogadishu

Wararka

Ciidamada DANAB oo burburiyay fariisimo ay leeyihiin Al-Shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka Kumaandooska Gor-gor ee Xoogga dalka, ayaa howlgal qorsheysan ku burburiyey fariisimo kooxda Al-Shabaab ay ku lahayeen degaano hoostaga degmadda Aw-dheegle ee gobolka Sh.Hoose. Howlgalkaan...

Maxaa looga hadlay kulanka Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir Gudoomiyey shirka Gollaha Wasiiradda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo Todobaadkan Warbixin looga dhagaystay...

Dood adag oo ka dhalatay magacaabista Mukhtaar Rooboow iyo Xukuumadda oo ka hadashay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Agaasimaha warfaafinta iyo xiriirka dadweynaha ahna afhayeenka xukuumadda Farxaan Jimcaale oo u waramay Warbaahinta ayaa caddeeyay in dowladdan ahmiyad siineyso amniga. “Ahmiyada koowaad ee xukuumadan...

Wasaarada waxbarashada oo shaacisay in 97% ardayda sanadkan ay baaseen

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda Waxbarashada iyo hidaha iyo taliinta sare ee  Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Maanta oo Talaado ah waxaa ay ku dhawaaqday Natiijada Imtixaanka...

Madaxweynihii hore ee Farmaajo oo maanta xildhibaanimo loo dhaariyey.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ka socda kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka, waxaana kulanka hortegay Madaxweynihii hore ee dowladda...

Guddoomiye kuxigeenkii Siyaasadda Degmada Yaaqshiid oo qarax lagu dilay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiye kuxigeenka Arrimaha Bulshada degmada Yaaqshiid Cabdullaahi Shiillow ayaa xaqiijiyay dilka Guddoomiye kuxigeenkii Siyaasadda degmada Yaaqshiid ayaa sheegay in qarax loogu xiray Gaarigiisa uu...

Maxaa ku dhacay shirarkii jaraa’id ee Villa Soomaaliya iyo xogta xilka qaadista Cabdikariim Cali...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxaa ku dhacay shirarkii jaraa’id ee Villa Soomaaliya?Biloowgii uu xafiiska yimid madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, waxa uu la yimid dhaqan ugu ku ah hab...

Dowladda Soomaaliya oo Ciidamo kala dhex-dhigtay maleeshiyaadkii ku dagaalamay Shabeellaha dhexe

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamo ka tirsan kuwa Milateriga dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kala dhex-galay laba maleeshiyo beeleed oo dagaal khasaaro dhaliyey ku dhexmaray deegaano hoostega degmooyinka Raaga-ceellle...

Abaabul aad u xoogan oo ka dhan ah Al-shabaab oo ka socda Jubbaland

KISMAAYO-AYAAMAHA-Magaalada Kismaayo ee caasimada dowlad goboleedka jubbaland ayaa waxaa ka socdo dhaq-dhaqaaq ciidan oo ay wadaan maamulka jubbaland, kaas oo ku wajahan kooxda Al-Shabaab...

Ciidamada dowladda oo Al-Shabaab kala wareegay degaano hoos-yimaada degmada Balcad

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamo katirsan Milateriga Soomaaliya ayaa arroortii hore ee maanta AS kala wareegay degaano hoos-yimaada degmada Balcad ee gobalka Sh/ Dhexe, kadib muddo sanado ah...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan