24.9 C
Mogadishu

Wararka

XASAASI:- Dhaq dhaqaaqyo ka dhan ah Farmaajo & saaxiibadiisa siyaasada oo Muqdisho ka socoto.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guux ayaa ka jira Magaalada Muqdisho iyo qorshooyin ka dhan ah Madaxweyne  Farmaajo waxaana socdo dhaq dhaqaaq ka dhan ah Madaxweyne Farmaajo & saaxiibadiisa...

DEG DEG Qarax ismiidaamin ah oo Lala eegtay Reysulwasaare Rooble

Qof Soo Xirtay Jaakadaha Qarxa Ayaa Goordhaw isku Qarxiyay Albaabka Hore Ee Garoonka Kubada Cagta ee Magaalada Gaalkacyo Halkaasoo Ay Kasocotay Munaasabada Soo Dhaweynta...

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda dalka Itoobiya

Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in isbahaysiga ka dhanka ah ee looga dhawaaqay caasimadda Maraykanka aanu haysan taageerada shacabka, isla markaana uu yahay mid siyaasad...

Soomaaliya iyo Midowga Afrika oo ka wada hadlay qorshaha ka bixitaanka Soomaaliya.

MUQDISHU-AYAAMAHA-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo gabagabeysay shir wadatashi ah oo ay magaalada Muqdisho kula yeelatay guddiga Midowga Afrika iyo AMISOM. Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu...

Hantidhawrka  Qaranka oo xafiiska RW Rooble ka dalbaday arrin xasaasi ah.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa ku wargaliyay Ra’iisul Wasaaraha XFS joojinta Xeer-nidaamiyaha Sharciga Maareynta Maaliyadda oo ay Golaha Wasiirradu ansixiyeen Khamiistii (11.05.2022) Xeer-nidaamiyaha la...

Xoogaga Al-Shabab oo Xalay Dagaal Kula Wareegay Deegaanka Ceeldheere ee Gobolka Galgaduud.

BaledweyneAyaanaha: Dagaalameyaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday deegaanka Ceeldheere ee gobolka Galgaduud. Dadka Deegaanka ayaa sheegay in dagaalka uu mudo saacado ah...

Maxaad ka ogtahay cunooyinka marka la isku daro sunta noqon kara?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qof kasta oo bini aadam ah wuxuu haystaa wuxuu Eebbe siiyay. Maalin kasta oo qof go'aansado inuu wax cuno waxaa laga yaabaa inuu sun...

Wararkii u dambeeyey xaalada Magaalada Beledweyne.

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Ciidamo hubeysan ayaa magaaladu saaka u kala xiran tahay, waxaana lasoo sheegayaa in qayb ka mid ah magaalada ay ku sugan yihiin Ciidanka Nuur...
Guddiga hirgelinta Doorashooyinka Somaliland oo billaabay diiwaangelinta musharixiinta

Jadwalka doorashada kuraasta Beelaha Banaadiriga oo la shaaciyay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga maamulka doorashooyinka banaadiriga ayaa shaaciyay jadwalka doorashada dhamaan kuraasta Golaha Shacabka ee doorashadooda lagu qabanayo Magaalada Muqdisho, kuwaas oo la ogeeysiiyay musharrixiinta kuraastaas...

Ciidanka Gor-Gor Oo Al-Shabaab Kala Wereegay Degaan Cusub

BAYDHABO-AYAAMAHA-Ciidanka kumandooska Gorgor ee xoogga dalka ayaa la sheegay in saaka  Al-shabaab kala wareegeen degaanka Gendershe ee gobolka Shabeelaha hoose, ka dib howlgal ballaaran...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan