28.5 C
Mogadishu

Wararka

Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo Maanta Muqdisho lagu qabanayo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa maanta Magaalada Muqdisho lagu qaban doonaa doorashada  seddex kursi, oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kuwaasi oo matali doona Gobolada Waqooyi. Doorashada...

Khasaaro Ka Dhashay Doon Dad Badan Sidday Oo Ku Degtay Uganda

MUQDISHO-AYAAMAHA-Doon ku degtay Harada Albert ee ku taal xadka ay wadaagaan Uganda iyo Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Koongo ayaa waxa ay galaafatay nolosha 26 qof. "Dabayl...

Muxuu yahay qorshaha R/W Rooble ee Aqalka sare afarta sano soo socoto?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra'iisul wasaare Rooble ayaa u muuqda in qorsha kale uu ka leeyahay doorashada xildhibaanada Aqalka Sare ee Soomaaliya, isagoo maanta sheegayArrimaha uu khudbadda maanta...

Dowladda Soomaaliya Oo Wada Qorshe Dalka Dib Loogu Soo Celinayo Tahriibayaal Xiran

Safaaradda dowladda Soomaaliya ee Tanzania ayaa wada dadaalo kala duwan oo ku aadan sidii loo heli lahaa xogta iyo tirada dhammaan tahriibayaasha Soomaaliyeed ee...

Mareykanka oo caddeeyay mowqifkiisa ku aaddan Somaliland

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qoraal ay soo saartay Waaxda Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa lagu sheegay in Mareykanku uu Somalia iyo Somaliland ku wajahi doono hal siyaasad oo ah tan...

DEG DEG:- Guddiga doorashooyinka oo shaaciyey in 16-ka kursi ee Gedo laga wareejiyey Garbahaarey.

KISMAAYO-AYAAMAHA-War-saxaafadeed kasoo saaray Guddiga doorashooyinka ayaa waxaa lagu sheegay in Guddiga uu arkay in Magaalada Garbahaareey ay  ka jiraan caqabado amni oo ku hor...

Dal Dadka Dhinta Ay Ka Badan Yihiin Carruurta Dhalata.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kuuriyada Koonfureed ayaa sanadkii 2020 markii ugu horreysay taarriikhda dalkaas diwaan gelisay dhimasho ka badan carruurtii dhalatay, tan oo walaac ka abuurtay dalkaas oo...

Wararkii ugu dambeeyay waan-waanta laga dhex wado Farmaajo iyo Rooble

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa weli waan-waan ka dhex wada Madaxweyne Farmaajo...

Maxaa sababay in Guddiga Doorashooyinka Somaliland ay dib u dhigaan hadal jeedinta Musharaxiinta Aqalka...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Hirgelinta doorashooyinka Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa dib u dhigay hadal jeedintii berri ee Musharaxiinta Aqalka Sare. Qoraal ka soo baxay guddiga hirgelinta doorashooyinka...

Madaxweynaha Galmudug oo isbaxaysi cusub ka billaabay Dhuusamareeb

DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa kulan ujeedkiisu ahaa iscafin iyo dardaaran la qaatay xubno ka mid ah Xildhibaanada dhawaan lagu doortay Dhuusamareeb. Xildhibaannada uu...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan