27.5 C
Mogadishu

Wararka

Tirada dadkii ku dhintay qaraxyadii xalay ee Beledweyne oo korortay.

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay Qaraxyo is xig-xigay oo Is-miidaamin ahaa oo fiidnimadii xalay ka dhacay Magaalada Baladweyne ee xarunta...
Diyaaraddan waa tan ugu qaalisan uguna casrisan

Diyaaradii Maraykanka ku faani jiray ee F-35 oo burburtay cilladna lagu arkay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Baraha bulshada ayaa lasoo dhigay muuqaal hadal heyn badan dhaliyay oo u muuqda in laga soo duubay qaabka ay u burburtay diyaarad nooceedu yahay...

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo weli la isku mari la’yahay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Wada-tashiga Qaran, oo ka kooban Ra’iisul wasaare Rooble iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada, oo uu weheliyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa weli isku fahmi la’...

XOG Cusub oo laga helay Shirkii wadatashiga doorashooyinka ee Maanta.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magalada Muqdisho waxaa maalintii koowaad lagu soo geba-gabeeyay shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Arrimaha Doorashooyinka. Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimow ayaa sheegay in been...

Liiska Musharraxiinta Aqalka Sare ee Gobollada Waqooyi oo u badan Mucaaradkii Madaxweyne Farmaajo

MUQDISHO-AYAAAHA-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka, Mahdi Guuleed iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS, Cabdi Xaashi ayaa goordhoweyd soo dhameystiray liiska Musharaxiinta xildhibaanada Aqalka Sare ee...

Saameynta doorashada ku yeelankarto diidmada Mareykanka iyo Britain ee lacagta doorashada.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Shir saxaafadeed wadajir ay u qabteen labada Danjire ee Mareykanka iyo Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Colleen Crenwelge iyo Kate Foster, ayey kaga digeen in...

Dagaal Culus oo Xalay Ka Qarxay Magaalada Marka iyo Qasaare Kadhashay.

Dagaal u dhexeeyey ciidamo ka wada dowladda soomaaliya xalay ka dhacay magaalo madaxda gobolka shabeelleda hoose ee Marko. Dagaalkan ayaa  yimid kadib markii  isfahamwaa uu...

Shaqaalaha Ajaanibta ee Puntland oo la dul dhigay amar cusub.

GAROWE-AYAAMAHA-Qoraal ka soo baxay xafiiiska Gudoomiyaha gobolka Mudug ee Maamulka Puntland ayaa lagu amray Shaqaalaha ajaaniibta ah ee ka howlgala gobolkaas iney iska soo...

Ruushka oo gebi ahaanba burburiyay xarunta warshadda sifaynta saliidda

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warshad saliidda sifeysa oo ku taal bartamaha Ukraine ee magaalada Kremenchuk ayaa gebi ahaanba ku burburtay weerar uu Ruushku ku qaaday xaruntaas, guddoomiyaha gobolka...

Koox ciyaal weero ah iyo hoggaamiyeyaashooda oo xalay nolosha lagu qabtay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maamulka Degmada Dharkeenley iyo Ciidanka Booliska Saldhiga Dharkeynley ayaa xalay waxay si wadajir ah u fuliyeen Howlgal ka dhan ah Cayaal Weerada dhibaatada ku...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan