27.9 C
Mogadishu

Wararka

Maxaa ka jira in xubno ka tirsan NISA ay shirqooleen Ikraan Tahliil, una gacan...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ikraan Tahliil Faarax oo mudd ka badan labo bil la la’yahay ayaa waxaa la shaaciyey inay u gacan gashay kooxda argagixisada ee Al-Shabaab, sida...

Cajiib! Prof. Xasan Sheekh oo jeex-jeexay warqaddii Farmaajo ee lagu taageeray Fahad Yaasiin

MUQDISHO-AYAAMAHAProf. Xasan Sheekh Cali Nuur ayaa wareysi uu siiyey taleefishinka Somali Cable, waxa uu ku jeex-jeexay warqaddii kasoo baxday Farmaajo, ee uu kaga horyimid...

Guddoomiyihii Golaha Shacabka ee Waqtigiisa dhacay oo maanta hadlay.

Guddomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Maxamed Mursal ka Cabdiraxman ayaa qayb galay munaasabadda salaanta calanka si loo weyneeyo Maalinta asaaska Calanka ee 12-ka Oktoobar,...

Waa sidee saaka xaalada Itoobiya ee xalay la geliyey xaalad deg deg ah?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dalka Itoobiya, ayaa maanta wuxuu u noqonayaa maalintii koowaad, kadib markii lagu soo rogey xaalad deg deg ah, kaasoo socon doona muddo dhan lix...

Xasan Sheekh oo sheegay in Farmaajo uu ka baxay hal sheey oo heshiis lagu...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay munaasabad ay ka dhacday dalka TUrkiga waxana uu sheegay in loo baahan yahay in...

Guddiga doorashada Gobolada Waqooyi oo shaaciyay doorashada 19 kursi

MUQDISHU-AYAAMAHA-Guddiga maamulaya doorashada Gobolada waqooyi ee Somaliland ayaa Maanta shaaciyay liiska 19 kursi ee dhawaan la qaban doono doorashadooda, taas oo ka dhaceysa Magaalada...

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay xilal cusub.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 003 ee 21ka January 2022 kuna magacaabid Wasiir, iyo Wasiir ku-xigeen...

Hirshabeelle oo shaacisay jadwalka qabashada doorashada Afar Kursi

MUQDISHO-AYAAMAHA-Gudiga doorashada Hirshabeelle SEIT aya shaaciyay qabashada 4 kursi oo ka mid ah kuraasta Deegaan doorashada labaad ee Beledweyne. Kuraaastaan ayaa horay loo shaaciyay laakiin...

Wiil darbi jiif ahaa oo loogu dilay Muqdisho.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Isgoyska ceel-gaabta ee Degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir ayaa waxaa lagu dilay wiil kamid ahaa derbi jiifta ku nool degmadaas. Dilka wiilkaan ayaa yimid ka...

Dabagaal dalka UK ku dhaawacay dad gaaraya 18 qof.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dabagaale uu midabkiisu yahay calow oo weerarro uu geystay ku dhaawacay 10 ruux ayaa la qabtay kaddibna ay la wareegtay dowladda si loo dilo. Xayawaankan...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan