27.9 C
Mogadishu

Wararka

Ciidanka Haramcad iyo Al-Shabaab Oo Xalay Dagaal Dhexmaray.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka Booliska dowladda Federaalka ee Haramcad iyo Al-shabaab ayaa xalay waxaa uu dagaal ku dexmaray deegaanka Xaawo Cabdi ee duleedka Magaalada Muqdisho. Dagaalkaan ayaa waxaa...

Midowga Afrika oo wakiil usoo magacawday Soomaaliya kadib cayrintii Simon Molunga

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha midowga Afrika ayaa Marwo Fiona Lortan u magacaabay inay noqoto ku xigeenka wakiilka midowga Aftika ee Soomaaliya. Haweenaydan ayaa la sheegay in ay si...

Dagaal Beeleedyadii Dhawaan Ka Dhacay Beledweyne Oo Xal Laga Gaaray.

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Wafdigii Dowlada Dhexe iyo Maamulka Hirshabeelle ee Maalmahan Baladweyne u Joogay Xalinta Dagaal Beeleedyadii Dhawaan Ka dhacay Duleedka Waqooyi ee Baladweyne ayaa Maanta Si...

Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Oo Gaaray Magaalada Kismaayo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wafti uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer federaal FEIT Soomaaliya Maxamed Xasan Cirro ayaa Maanta gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose. Guddoomiye...

Qodobada ugu adag ee habraaca doorashada Aqalka Sare ee Galmudug.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga qabashada Doorashada Aqalka sare ee Baarlamaamka Galmudug ayaa kulan ay yeesheen kadib soo saaray Habraaca Doorashada Aqalka sare ee Baarlamaanka dowlad Goboleedka Galmudug. Dhowr...

Dhammaan Shaqaalaha Dowladda Oo Amar Cusub Oo Lagu Soo Rogay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta ayaa soo saartay Amar cusub oo ku socda dhammaan shaqaalaha Hay’addaha dowladda Federaalka, kaasi oo...

Weriye aflagaadeysay madaxweyne Erdogan oo xabsi la dhigay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxkamad ku taalla dalka Turkiga ayaa xabsiga dhigtay weriyaha caanka ah ee Sedef Kabas oo lagu eedeeyay inay aflagaadeeysay madaxweynaha dalkaasi. Ms Kabas ayaa Sabtidii...

Madaxweyne Guudlaawe oo kulamo ka wadda Magaalada Beledweyne

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta la kulmay qaar kamid ah dhalinyarada galbeedka Magaalada Beledweyne. Madaxweynaha iyo dhalinyarada ayaa iska waraystay xaaladaha...

Fure 50 sano ka hor lumay oo uu qof aan la aqoonin soo celiyay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Fure qarnigii 11-aad loo sameeyay albaabbada dhisme ku yaalla UK ayaa dib loo soo celiyay kaddib markii uu lumay 50 sano ka hor. Furan ayaa...

Wararkii U Dambeeyey Shirka Wadatashiga Qaran Ee Muqdisho.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu wadaa in uu ka furmo shir u dhexeeya madaxda dowladda Federaalka, kuwa dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir. Magaalada waxaa ku...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan