27.8 C
Mogadishu

Wararka

Maxkamadda Ciidamada Oo Xukun Ku Riday Nin Dil Geystay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa Maanta xukun dil toogasho ah ku riday Cumar Muxudiin Maxamuud oo loo heyso inuu dil u geystay Nin lagu...

Cali Guudlaawe oo shaaciyay dhibaato kajirto degmada Cadale

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa sheegay in degmada Cadale oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe ay wajaheyso caqabado farabadan, isla markaana...

Madaxweyne Joe Biden oo muwaadin soomaali ah xil sare umagacaabay iyo waxyaabaha lagu xushay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden Xamse Warfaa oo ah wiil Soomaaliyeed u magacaabay inuu noqdo la-taliye sare oo ka tirsan wasaaradda arrimaha dibedda Mareykanka. Xamse...

Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo Maanta lagu qabanayo Baraawe

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa Maanta lagu wadaa in degmada Baraawe oo ah goobta degaan doorashada labaad inay ku...

Dowlad laga dalbadey inay mamnuucdo nigiska lasoo isticmaaley ee la keeno dalkaas.

Hey’ad aan dawli aheyn oo ka shaqeysa dalka Zambia, ayaa dalbatey in la joojiyo iibinta nigiska lasoo isticmaaley ee laga keeno dibadda. Nelson Banda, oo...

Dhaq dhaqaaq ka socda Magaalada Kismaayo iyo wararkii u dambeeyey.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka socda dhaq dhaqaaqyo siyaasadeed oo ka duwan maamul gobolleedyada kale,iyadoo kulankii khamiistii golaha wasiirada ay dalbadeen in deg deg...

Darawal Soomaali ah oo lagu dilay Mareykanka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa xaafad ku taala waqooyiga magaaladda Minneapolis ee dalka Mareykanka lagu dilay Nin darawal Soomaali ah oo waday baska iskuulka, iyada oo dadkii ka...

Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday inay Berri Soon tahay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Xukuumadda Soomaaliya Cumar Cali Rooble oo shacabka si toos ah ugala hadlayey Telefashinka Qaranka ayaa shaaciyay in maqribkii Caawa...

Guddiga Doorashada Lagu Muransan Yahay Ee K/Galbeed Oo Gaaray Baydhabo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa Maanta waxaa dib ugu laabtay Guddiga doorashada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee la magacaabay, xili muddooyinkii ugu...

Wararkii U Dambeeyey Banaanbax Ka Socda Muqdisho

Muqdisho-Ayaamaha-Magaalada Muqdisho waxaa Maanta dibadbax ka dhigay Waalidii sheegay in dowladda Soomaaliya ay Carruur ay dhaleen uga qaaday dalka Ereteriya si loo askareeyo, hayeeshee...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan