27.4 C
Mogadishu

Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo goordhaw udhoofay Dalka Imaaraadka Carabta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo martiqaad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta Sheekh...

Militariga Ukraine oo duqeyn ka geystay gudaha caasimadda Ruushka

Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee ay leeyihiin militariga Ukraine ayaa burburiyay dhismo ku yaala bartamaha magaalada Moscow ee Caasimada Ruushka. Gudaha guud ahaan xaafadda magaalada...

R/W Rooble oo amray in gacanta lagu soo dhigo kooxdii ka dambeysay Qaraxii Kismaayo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisal wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa cambaareyay qaraxii  la beegsatay dhallinyaro ciyaartooyda ahaa. Rooble ayaa ku baaqay in si deg deg...

Guddi Baaris ah loo magacaabay isku dayga Afgembigii fashilmay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Guddi baaris u magacaabay dhacdadii 27 December sanadkii 2021 la isku dayay in...

Wasiiro Cusub Uu Magacaabay Madaxweynaha Puntland Oo Maanta La Dhaariyey.

GAROOWE-AYAAMAHA-Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa goobjoog ka noqday dhaarinta Wasiiro iyo Wasiiro ku-xigeeno uu dhowaan Madaxweynaha Puntland magacaabay oo maanta si...

Itoobiya oo qorsheynaysa in Magaalooyinka Beledweyne iyo Baydhabo qabsato.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad degaanka Soomaalida, Mustafa Maxamuud Cumar oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa degaannada xudduudka la leh gobollada Bakool iyo Hiiraan ayaa...

Wasiir caafiimaad oo iska casishay sababo la xiriira dhimashada haweeney xaamilo ahayd

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka caafimaadka dalka Portugal haweeneyda lagu magacaabo Dr. Marta Temido ayaa xilka iska casishay saacado uun kaddib markii ay soo baxeen warar sheegaya in...

Mareykanka oo markii ugu horreysay qirtay in looga adkaaday dagaalkii Afghanistan.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Labaatan sano oo dhiig iyo hanti Mareykan ah oo lagu kharash gareeyay Afghanistan kaddib ayaa Talaadadii Aqalka Senate-ka wuxuu muddo lix saacadood ah su'aalo...

XOG:- Isku-day dib loogu dhigayo doorashada Madaxweynaha oo soo ifbaxday

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qaar kamid ah musharaxiinta madaxtinimada dalka ayaa isku-dayaya in la badalo jadwalka doorashada madaxweynaha 10-aad ee Soomaaliya oo loo asteeyay 15-ka May. Musharaxiinta ayaa la...

Villa Soomaaliya oo ka hadashay safarkii MD Xasan Sheekh Ee Adis ababa

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxtooyada Soomaaliya ayaa maanta waxay faah faahsan ka bixisey safaradii Madaxweyne Xasan Sheekh ku kala bixiyey Dalalka Turkiga,Imaaraadka carabta,Eriteria,Kenya iyo Jabuuti. Afhayeenka Madaxtooyada C/kiriin Cali...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan