30.3 C
Mogadishu

Wararka

Xog dheeraad ah oo laga helay Askarta iyo saraakiisha loo haysto weerarkii Villa Rays

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa ka hadlay markii ugu horeeyay weerarkii dhawaan Al-shabaab ay ku qaaday hotelka Villa Rays oo...

Gobalka Banaadir oo ka hor yimid banaabax uu fasay Wasiirka Amniga.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda Maamulka gobolka Banaadir Cali Yare Cali ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay amar maanta Wasiirka amniga uu ku fasaxay...

Guddiga Xaqiijinta Qoondada Haweenka Oo QM Kala Hadlay Caqabado Heysta

MUQRISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Xukuumadda xilgaarsiinta Xil. Xaniifa Maxamed Ibraahim iyo guddiga xaqiijinta qoonddada haweenka ee 30% ayaa maanta kulan magaalada Muqdisho...

Maydka Labo Gobdhood Oo Dhallinyaro Ahaa oo La Keenay Magaalada Garoowe

GAROWE-AYAAMAHA-Waxaa ku geeriyooday Deegaanka Biyo-cadde oo jihada bari ka xiga magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland labo gabdhood oo dhallinyaro ahaa kadib markii ay liqday...

Abaabulka Banaanbax ballaaran oo Maanta ka socda Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maanta oo khamiis ah ayaa waxaa lagu wadaa in Banaanbax ballaaran uu ka dhaco magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, gaar ahaan Garoonka kubada caggta...

Ciidanka Talyaaniga Oo Lagu Amray Inay Ka Baxaan Saldhigga Cirka ee Al-Minhad.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciiddanka Talyaaniga ee ku sugan Saldhigga Ciiddanka Cirka ee Al-Minhad ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa lagu amray inay dalkaasi kaga baxaan ugu dambayn maalinta...

Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo Shir uga qeyb galaya Imaaraadka Carabta

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Sooomaaliya oo ay weheliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka ah ayaa u ambabaxay...

Xildhibaan Dalxa oo soo bandhigay cadaalad darada ka jirta lacagaha diwaangelinta Xildhibaanada.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhiban Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in cadaalad daro tahay lacagaha diwaangelinta Xildhibaanada sababo laxiriira  in...

Maxaa ka jira in kulamada baarlamaanka la joojinayo?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha jamhuuriyada federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la sheegay inuu hoosta ka riixayo in muddo sanad ah la hakiyo kulamada baarlamaanka federaalka. Qorshahan aan...
Ahlusunna oo dhaq dhaqaaqyo Ciidan bilaabay

Ahlusunna oo dhaq dhaqaaqyo Ciidan ka bilaabay duleedka Magaalada Dhuusamareeb

DH/MAREEB-AYAAMAHA-Xoogaga Ahlu Sunnada Gobolada Dhexe ee ku sugan deegaanka Bohol ee Gobolka Galgaduud ayaa la soo sheegaya in abaabul ciidan ay ka wadaan halkaasi....

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan