29.6 C
Mogadishu

Wararka

doorashada lagu soo koobo hal Magaalo

Deni & Axmed Madoobe oo soo bandhigey dalab cusub oo ku saabsan doorashada.

GAROOWE-AYAAMAHA-Waxaa Magaalada Garoowe ee Xarunta  Gobolka Nugaal kulamo looga hadlayay arrimaha doorashooyinka Golaha Shacabka ku yeeshay Madaxweynayaasha Maamulada Puntland iyo Jubbaland ,waxaana kulamadaas kasoo...

XOG:- Wasiir katirsan xukuumada Rooble oo berri kursigiisii xildhibaanimo weynaya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirada waayey xildhibaanimada sanadkaan Baarlamaanka 11aad Soomaaliya waxaa ka mid ah Wasiirada Batroolka,beeraha,Qorsheynta,Gaadiidka iyo Duulista Hawada,Xanaanada Xoolaha & Wasiiro kale. Marka la eego xubnaha ugu...

Taalibaan oo Qodobo aan laga fileynin ku sheegtay shir jaraa’id oo ay ku qabteen...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taalibaan ayaa maanta Kabul ku qabatay shirkeedii jaraa’id ee ugu horreeyey tan iyo markii ay la wareegeen gacan ku haynta magaalada, waxayna ku dhowaaqeen...

War saxaafadeedka Beesha Caalamka wax maka bedelinkaraa boobka doorashada?

MUQDISHO-AYAAMAHA-War saxaafadeed ay maanta si wada jir ah u soo saareen dalalka saaxibadda Soomaaliya ayay ku baaqeen in doorashada Golaha Shacabka ay noqoto mid...

CC Sharma’arke, Gaas iyo Faroole oo Gaaray Garoowe iyo Deni oo la Ganaaxayo….

GAROOWE-AYAAMAHA-Madaxweynayaashii hore ee maamulka Puntland, Cabdiraxmaan Faroole iyo Cabdiweli Gaas oo uu wehliyo ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaa’arke ayaa maanta...

Guddiga doorashada galmudug oo caawa war kale soo saaray.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Doorashada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa hal maalin oo dheeri ah ku daray is diiwaangelinta 5-ta kursi oo horey loo shaaciyey, iyada oo is...

Xog sirdoon oo laga helay warshadaha Ruushka ee sameeya qalabka Miltariga.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Milateriga Ukraine ayaa ku warramaya in shirkadda soo saarta sidookalena dayactirta taangiyada Ruushka ay joojisay shaqadii. Warshadan oo ku taal gobolka Chelyabinsk ee badhtamaha Ruushka,...

Midowga Musharrixiinta oo dalbaday in Farmaajo deg deg uga baxo Villa Somalia

MUQDISHU-AYAAMAHA-Xubnaha Midowga Musharrixiinta ayaa sheegay inay cambaareeynayaan iskuday afgembi oo ay sheegeen in uu Farmaajo shalay ku kacay ,isla markaana uu ahaa qayaano Qaran...

Sidee Wasiiru Dowle Xafiis R/W Mas’uul Uga Noqon Karaa Howlaha Doorashooyinka?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qoraalka kasoo baxay xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu sheegay in Cabdi Xakiim Xasan Ashkir loo xil saaray dardar gelinta howlaha...
AL-SHABAAB IYO Baraawe

Amniga Baraawe oo sii xumaanaya iyo weerar xalay ka dhacay Magaalada.

BAYDHABO-AYAAMAHA-Weerar loo adeegsaday bambo gacmeed ayaa xalay lagu weeraray Hoyga Magaalada Baraawe uu ka degan yahay Gudoomiyihii hore ee degmadaas. Kooxo hubeysan ayaa beegsaday guri...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan