28.9 C
Mogadishu

Wararka

Golaha Wasiirada Oo Ansixiyay Hindise-sharciyeedka Sharciga Laysimada Ganacsiga Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu ansixiyey guddiga maamulka hay’adaha Saadaasha Hawada Soomaaliya, Hindise...

Fure 50 sano ka hor lumay oo uu qof aan la aqoonin soo celiyay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Fure qarnigii 11-aad loo sameeyay albaabbada dhisme ku yaalla UK ayaa dib loo soo celiyay kaddib markii uu lumay 50 sano ka hor. Furan ayaa...

Hanti Dhowraha Qaranka Oo Soo Bandhigey Lacago Dhowr Milyan Oo Ku Maqan Xafiisyada Dowladda.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Sida ku qoran warbixinta xafiiska hanti dhowrka qaranka waxaa jira 17 hey’ad oo dowladda federaalka ah ka tirsan oo ay ku jiraan xafiiska madaxweynaha,...

Trump Oo Doonaya Inuu Fuliyo Xukunno Dil Ah Kahor Inta Uu Xafiiska Ka...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Iyadoo ay xisaabsan yihiin maalmaha Madaxweyne Donald Trump ee Aqalka Cad, ayaa maamulkiisa wuxuu qorsheynayaa inuu amro fulinta dhowr xukun oo dil ah. Shan xukun...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka hadlay dil ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed( Filish) ayaa marka hore digniin u diray ragga Burcadda ah ee dhaca iyo dilalka...

Askar Ka Tirsan Ciidamada Dowladda Oo Lagu Laayay Degmada Walanweyn

BAYDHABO-AYAAMAHA-Wararka laga helayo degmada Walanweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in uu halkaasi ka socdo dagaal u dhaxeeya ciidamo ka tirsan...

Ciidanka Gor-Gor Oo Al-Shabaab Kala Wereegay Degaan Cusub

BAYDHABO-AYAAMAHA-Ciidanka kumandooska Gorgor ee xoogga dalka ayaa la sheegay in saaka  Al-shabaab kala wareegeen degaanka Gendershe ee gobolka Shabeelaha hoose, ka dib howlgal ballaaran...

Galmudug oo Guddi u saartay werarkii saraakiisha lagu dilay

MUQDISHO-AYAAMAHA-War-kasoo baxay Wasaaradda Amniga Dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa lagu sheegay in Ciidamada Amniga ay gacanta ku dhigeen mid kamid ah dadka lau tuhmayo...

DEGDEG:- Saraakiil Katirsan Militariga Sooaaliya Oo La Weeraray.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya duleedka Degmada Balamballe ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in la weeraray saraakiil katirsan Militariga Soomaaliya. Wararku waxaa ay sheegayaan in maleeshiyaad...

Maxaa Ka Hirgalay Amarkii Madaxweyne Deni Ee Shilin Soomaaliga?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Muddooyinkii lasoo dhaafay deegaannada uu ka arrimiyo maamul goboleedka Puntland waxaa ka jiray dhibaatooyin la xiriira sicir bararka sarifka lacagta shilin Soomaaliga iyo doolarka,...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan