30.9 C
Mogadishu

Wararka

Maxamed Cabdi Waare oo markale weerar afka ah ku qaaday Madaxweyne Farmaajo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynihii hore ee Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka hadlay dhacdadii Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ka dhacday 27-kii Bishii December, taas oo Ra’iisul Wasaaraha...

Qaramada Midoobay oo ka dareyrisay xaalada nololeed ee gobolka Tigray

MUQDISHO-AYAAMAHA-Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan cunada ayaa sheegtay in in ka badan boqolkiiba sagashan ee dadka ku nool gobolka Tigray ee Waqooyiga Itoobiya ay...

Muxuu Mukhtaar Roobow kaga duwan yahay wasiirada kale ?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiir Mukhtaar Roobow, waxaa la ii xaqiijiyay in uu yahay qof aad ugu dhega nugul madaxda qaranka ee xilka wasiirka u idmatay, waxaana la...

Diiwaangelinta musharrixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo Maanta bilaabaneysa

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga isku-dhafka ah ah ee qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Soomaaliya lagana soo kala xulay Xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta Magaalada Muqdisho...

Maxaa looga hadlay Shirkii Beesha Reer Aw-Xasan ee ugu socday Jigjiga?

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Shir ay soo qaban qaabiyeen Beesh Reer Aw-xasan ayaa lagu qabtay Magaalada Jigjiga ee caasimada dowlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya, waxaana shirkan hogaaminaayey Masuuliyiinta heer deegaan...

Dowladda Soomaaliya oo gargaarkii ugu horreyey u dirtay Guriceel

DHUUSAMAREEB-AYAAMAHAWasaaradda Gargaarka iyo maareynta Musiibooyinka Soomaaliya  ayaa gargaar deg deg u dirtay magaaladda Guriceel ee gobolka Galgaduud halkaasi oo maalmahii lasoo dhaafay ciidanka xoogga...

Ku dhawaad 1000 qof oo ku dhintay dhul-gariir ka dhacay Afghanistan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dhul-gariir cabirkiisu dhan yahay 6.1 ayaa ku dilay 920 qof dalka Afghanistan Arbacada maanta ah, sida ay sheegeen saraakiisha maamulka masiibooyinka, iyadoo in ka...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay safaarad iyo qundsuliyad ka furanayso dalka Morocco

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Abshir Cumar Jaamac Haruuse ayaa shaaciyay in dowladda Federaalka ay dhawaan safaarad iyo Qunsuliyad guud ka furameyso...

Xubno Shabaab ah oo isku soo dhiibay ciidanka NISA ee Gedo

KISMAAYO-AYAAMAHA-Ciidamada nabad sugida Soomaaliya ee ka howlgalla degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa waxaa ay soo bandhigeen labo Xubnood oo ka tirsanaa Ururka Al-Shabaab,...

Mareykanka oo caddeeyay mowqifkiisa ku aaddan Somaliland

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qoraal ay soo saartay Waaxda Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa lagu sheegay in Mareykanku uu Somalia iyo Somaliland ku wajahi doono hal siyaasad oo ah tan...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan