32.9 C
Mogadishu

Wararka

DFS oo War Kasoo Saartay Weerarkii Diyaaradaha Mareykanka ay Ku Qaadeen Deegaanka Kuunyo Barroow.

Dowladda Soomaaliya ayaa muddo ka dib ka hadashay weerar ay diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Mareykanka bilaawgii todobaadkaan ku qaadeen idaacad ku hadasha Afka...

Khasaaro ka dhashay weerar qorsheysan oo Al Shabaab ka fulisay Gobalka Gedo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kooxo hubeysan ayaa xalay gudaha degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya ku dilay Sarkaal la sheegay inuu ka tirsanaa Ciidamada Maamulka Jubbaland,...

Dagaalkii maalmahaan ka socday duleedka Muqdisho oo lasooafjaray.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa is faham hordhac ah laga gaaray shaqaaqo maalmo ka hor ka dhacday deegaanka Gubadley ee degmada Kaaraan, kaasoo u dhaxeeyay Ciidamo ay kala...

DEG DEG:- Shir xasaasi ah oo hada ka socoda Villa Somalia.

MUQDISHO-AYAAMAHA-War hada soo dhacay ayaa sheegaya in hadda shir qarsoodi ah kusoo dhamaadey  madaxtooyada Villa somaliya, shirkaas oo u dhexeeyey dhamaan taliyeyaasha Ciidamada kala...

Maxaa Ka Hirgalay Amarkii Madaxweyne Deni Ee Shilin Soomaaliga?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Muddooyinkii lasoo dhaafay deegaannada uu ka arrimiyo maamul goboleedka Puntland waxaa ka jiray dhibaatooyin la xiriira sicir bararka sarifka lacagta shilin Soomaaliga iyo doolarka,...

Guddiga Qaranka ee Tacliinta sare oo soo saaray liiska 41 Jaamacadood oo dowladdu aqoonsatay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Qaranka ee Tacliinta sare ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta ee Soomaaliya ayaa maanta soo saaray liis ay ku shaacineyso 41 jaamacadood oo...

Wararkii u dambeeyey ciidamada dowladda oo dhowr jaho ka dagay Guriceel.

DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Wararkii u dambeeyey ee aan ka heleyno Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa uu sheegayaa in ciidamada dowladda Federaalka ay dhowr jaho ka...

Tirada xildhibaanada GSH ee qaatay shahaadada oo kor u dhaaftay 100.

MUQIDSHO-AYAAMAHA-Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ayaa Maalintii labaad oo xiriir ah waxaa ay Maanta Shahaadada Xildhibaannimo iyo kaararka Aqoonsiga siiyeen Xildhibaano katirsan labada Aqal ee...

DEG-DEG: Gaari ku qarxay kismaayo iyo Khaasro ka dhashay……..

KISMAAYO-AYAAMAHA-Gaari noociisu yahay Fielder kaas oo lagu soo xiray waxyaabaha Qarxa ayaa ku qarxay magaalada Kismaayo, gaar ahaan agagaarka Suuq Yaasiin. Waxaa jira khasaaro iskugu...

Askari ka tirsan Ciidamada Dowladda oo Qof Shacab ah ku dilay Muqdisho.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxayo dil askari ka tirsan Ciidanka Dowladda uu u geeystay wiil dhalinyaro ah oo sida la sheegay magaciisa lagu...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan