30.9 C
Mogadishu

Wararka

Muxuu ku saabsan yahay shirka uu cilaamiyey Ra’iisul Wasaare Rooble?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada caasimada ah ee Muqdisho ayaa waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda lagu qabto shir uu hogaaminaayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble...

R/Wasaare Rooble oo Xalay Kulan Xasaasi ah Laqaatay Madaxda Bangiyada Gaarka Looleeyay.

Baledweyne Ayaamaha: Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay kulan gaar ah la qaatay madaxda Bangiyada gaarka loo leeyahay ee dalka. Ra’iisul Wasaaraha...

Guddiga Doorashada oo shaaciyey liiska afar kamid ah doorashada Golaha Shacabka

Gudiga Maamulayada doorashada Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa Maanta waxaa ay shaaciyeen in Maalinta Berito oo Sabti ah qabanayaan doorashada Afar kamid ah kurasta...

Kiiska Ikraan Tahliil oo dib usoo laaba kacleeyay iyo Rooble oo lagu dhegan yahay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qoyska Ikraan Tahliil ayaa qoraal ay soo saareen waxa ay ugaga hadleen mowqifkooda ku aadan Xafiiska Xeer ilaalinta Maxkamadda Ciidamada qalabka sida 21kii November...

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka dalka Ukraine

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaafiicda iyo diyaaradaha dagaalka ee Ruushka ayaa wali sii wada duqeymaha ay ku garaacayaan magaalooyinka dalka Ukraine. Ku xigeenka duqa magaalada Mariupol, ayaa sheegay in...

Wararkii U Dambeeyey Dagaal Xoogan Oo Xalay Ka Dhacay Marka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya Degmada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in xalay ka dhacay dagaal u dhexeeyey ciidamo ka wada dowladda soomaaliya. Wararku...

Shirka Golaha Wadatashiga Ee Muqdisho Oo Natiijo La’aan Lasoo Xiray Maalintii 4aad.

MUQDISHU-AYAAMAHA-Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee maalintii afaraad ka socday Xarunta Teendhada Afisyooni ee Magaalada Muqdisho ayaa goordhow lasoo gaba-gabeeyay, iyada oo weli Madaxda  is...

WAR DEG DEG:- Dowladda Somalia oo Shaacisay in Ikraan Tahliil la dilay!

Maanta aya aheyd markii Idaacada VOA ay shaacisay in Ikraan Tahliil oo katirsaneyd Hay'adda Nabad sugida ay u gacan gashay kooxda ay Al-shabaab ayna...

Maxaad ka ogtahay shakhsiyaadka ay kala wataan Farmaajo & Rooble ee lagu bedelaya Fahad...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa saacadihii u danbeeyay maraya maalmihiisii Siyaasadeed iyo awoodii xad dhaafka aheeyd ee uu Fahad Yasiin ku lahaa saaxada Siyaasadda Somalia , waxa aana...

Qarax Xooggan oo lala Eegtay Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Kenya

KISMAAYO-AYAAMAHA-Wararka aan ka helayno waddada xeebta ah ee gobolka Lamu ee dalka Kenya ayaa ku warramaya in Qarax lala eegtay Saraakiil iyo Ciidan ka...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan