27.8 C
Mogadishu

Wararka

Maxaad ka taqaanaa Gabadha caawa qabsatay baraha bulshada Soomaalida?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Baraha bulshada Soomaalida waxaa caawa si weyn u qabsaday sawirrada gabadh lagu magacaabo Samiira Naasiir oo loo magacaabay taliyaha booliska degmada Shibis ee gobolka...

Howl-gal la sheegay in lagu dilay xubno ka tirsanaa Al-Shabaab oo ka dhacay Shabeellada...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, General Odowaa Yuusuf Raage oo u warramayey warbaahinta ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey howl-gallo ballaaran oo ay...

Dagaallo culus oo markale ka billawday dalka Afgaanistaan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ila wareedyo ka agdhaw Taalibaan ayaa u sheegay wakaallada wararka ee Reuters inay qabsadeen aaggaasi, hasayeeshee dagaalyahannada wax-iska-caabbinta ayaa arrintaasi gaashaanka u daruuray. Mid ka...

Farmaajo oo maanta kaligiis shiraya iyo Guddigii uu sheegay ee Amniga…..

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdillahi Farmaajo ayaa sida qurshuhu yahay waxaa maanta uu  balamiyey shir uu isugu yeeray golaha ammaanka qaranka, kuwaas...

Ra’iisul wasaare Rooble oo lagu eedeeyey lix qodob oo xasaasi ah.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Musharax Madaxweyne C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa markii u horreysay weerar afka ku qaaday Ra’iisul Wasaare Rooble, isagoo su’aal ka keenay mas’uuliyadiisa hoggaamineed ee amniga...

DFS oo War Kasoo Saartay Weerarkii Diyaaradaha Mareykanka ay Ku Qaadeen Deegaanka Kuunyo Barroow.

Dowladda Soomaaliya ayaa muddo ka dib ka hadashay weerar ay diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Mareykanka bilaawgii todobaadkaan ku qaadeen idaacad ku hadasha Afka...

Khasaaro ka dhashay weerar qorsheysan oo Al Shabaab ka fulisay Gobalka Gedo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kooxo hubeysan ayaa xalay gudaha degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya ku dilay Sarkaal la sheegay inuu ka tirsanaa Ciidamada Maamulka Jubbaland,...

Dagaalkii maalmahaan ka socday duleedka Muqdisho oo lasooafjaray.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa is faham hordhac ah laga gaaray shaqaaqo maalmo ka hor ka dhacday deegaanka Gubadley ee degmada Kaaraan, kaasoo u dhaxeeyay Ciidamo ay kala...

DEG DEG:- Shir xasaasi ah oo hada ka socoda Villa Somalia.

MUQDISHO-AYAAMAHA-War hada soo dhacay ayaa sheegaya in hadda shir qarsoodi ah kusoo dhamaadey  madaxtooyada Villa somaliya, shirkaas oo u dhexeeyey dhamaan taliyeyaasha Ciidamada kala...

Maxaa Ka Hirgalay Amarkii Madaxweyne Deni Ee Shilin Soomaaliga?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Muddooyinkii lasoo dhaafay deegaannada uu ka arrimiyo maamul goboleedka Puntland waxaa ka jiray dhibaatooyin la xiriira sicir bararka sarifka lacagta shilin Soomaaliga iyo doolarka,...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan