DEG DEG:- Golaha wadatashiga Qaran oo soo saaray jadwalka doorashadda Soomaaliya.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha wadatashi ee Doorashada Soomaaliya, ayaa soo saaray Jadwalka doorashada Soomaaliya iyo go’aamo ay ku gaareen Shirka arrimaha Doorashada uga socday Muqdisho.
JADWALKA DOORASHADDA
1. Tababarka...
Faarax Macalin Oo Dowladda Somalia Ku Dhaliilay Dib U Soo Celinta Xiriirka Kenya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiye ku-xigeenkii hore ee Baarlamaanka dowladda Kenya, kana mid ah siyaasiyiinta Soomaalida ee dalkaasi Faarax Macallin Dawaar oo ka hadlay tillaabadii ay dowladaha Soomaliya...
Maxaa looga hadlay kulankii gaarka ahaa ee Qoor Qoor iyo lafta gareen?
MUQDISHO-AYAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa hoyga uu ka deganyahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor...
Wax ka ogow qodob la rabo in isbeddel loogu sameeyo shirka Muqdisho
Shirka ka socda Muqdisho ayaa la sheegayaa i la rabo isku day lagu yareynayo tirada ergooyinka soo dooranaya xildhibaanada goolaha shacabka sida aan xogtaan...
Shirka Madaxda Dowladda Iyo Maamul Goboleedyada Oo Maalintii 2-Aad Galay
MIQDISHO-AYAAMAHA-Shirka u dhexeeya Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul Goboleedyada dalka ka jira oo shalay ka furmay Teendhada Afiysooni ee Magaalada Muqdisho ayaa...
Dowladda Iraq Oo Cambaaraysay Weerarkii Diyaaradaha Maraykanka Ka Geysteen Iraq
MUQDISHO-AYAAMAHA-Afhayeenka Taliska Milliteriga Iraq, Yaxya Rasuul ayaa sheegay inay cambaareynayaan duqeymahaasi oo xadgudub ku ah Qaranimada Iraq, wuxuuna xusay inay baaritaano samayn doonaan.
Qoraal uu...
Guddiga tacliinta sare ee wasaaradda waxbarashadda oo war cusub soo saaray
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga tacliinta sare ee wasaaradda waxbarashadda xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saaray jamaacado horey looga reebay liiska Jaamacadaha ay wasaaradu aqoonsan tahay.
Guddiga...
Yaa loo waday gaariga aan xabbada karin ee laga dejiyey Beledweyne?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ee Hirshabeelle ayaa waxaa Maanta ka degtay diyaarad siday gaari nooca aan xabbada...
Muxuu yahay “codsiga” Farmaajo ee diiday Ra’iisul wasaare Rooble?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xog laga helay Villa Somalia ayaa sheegaysa in Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu codsaday in uu ka qeybgalo shirka la filayo in uu ka...
Maxaan ka ognahay Qodobadda looga hadli doonaa shirka Rooble iyo madaxda Maamuladda?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul wasaare Rooble iyo madaxda dowlad gobaleedyada dalka ayaa markale lagu wadaa in muqdisho maanta shir uga furmo .
Shirkan la filayo inuu dhaco saacadaha...




















