30.3 C
Mogadishu

Wararka

DEG DEG:- Guddiga Xalinta Khilaafaadka oo go’aan culus ka soo saaray Kursiga HOP#67.

Guddiga Xalinta Khilaafaadka ayaa soo saaray natiijada kursigii doorashiisa lagu muran sanaa ee HOP# 67, kaas oo kusoo baxay Agaasimaha kumeel gaarka ah ee...

XOG:-Kheyre oo kulan qarsoodi ah la qaatay Xildhibaanada Puntland.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qaar kamid ah xildhibaannada laga soo doorto Puntland oo aan rabin in magacyadooda la xigto ayaa noo xaqiijiyay in Xasan Cali Khayre uu kulan...

Maxad ka ogtahay ujeedka Wafdiga Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya ee imaanaya Muqdisho?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Arrimaha Dibadda dowladda Kenya Raychelle Omamo ayaa la filayaa in Axadda Maanta ah  soo gaarto Magaalada si kulamo ula yeelato mas’uuliyin ka tirsan...

Duulimaadyadii Soomaaliya & Kenya oo si rasmi ah dib ugu billaabatay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa si rasmi ah dib ugu billaabatay duulimaadyadii Somalia iyo Kenya Kadib markii muddo bil ah ay hakad kujireen, kaas oo sabab u ahaa...

XOG:- Maxaa ka jira in Madaxweyne Farmaajo isku dayay inuu baajiyo shirka Doorashooyinka ee...

Muqdisho-Ayaamaha-Sida ay xaqiijiyeen ilo wareedyo ka tirsan xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Eng Maxamed Xuseen Rooble in uu socdo cadaadis dib loogu dhigayo shirko looga...

Kooxo islaamiyiina oo dad baabi’yay

MUQDISHO_AYAAMAHA- Ugu yaraan 64 qof ayaa lagu dilay Maali Khamiistii laba weerar oo lagu qaaday saldhig ciidan iyo markab rakaab ah oo marayey webiga Niger. Labada...

Maydka Labo Gobdhood Oo Dhallinyaro Ahaa oo La Keenay Magaalada Garoowe

GAROWE-AYAAMAHA-Waxaa ku geeriyooday Deegaanka Biyo-cadde oo jihada bari ka xiga magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland labo gabdhood oo dhallinyaro ahaa kadib markii ay liqday...

DEG DEG- Banaanbax markale ka billowday qeybo kamid ah Muqdisho.

Waxaa haatan banaanbax ballaaran uu ka socdaa isgoyska taleex ee Magaalada Muqdisho. Dadka banaanbaxaya oo maalihii dambe waday dibadbaxyadaan ayaa doonaya inay cadaalad helaan dadkii...

DEG DEG:- Saciid Deni oo goordhow qarax lala beegsaday.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso ee xaruunta Gobolka Bari ayaa sheegaya qarax lala eegtay Madaxweynaha Puntland ee Saciid Cabdullahi Deni Meel ku dhow magaalada boosaaso...

Maxaa ‘ka run ah’ in Madaxweyne Xasan Sheekh uu safar qarsoodi ah ku tagay...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maalmihii la soo dhaafay waxaa jiray warar la isla dhex marayay oo sheegayay in madaxwweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo safar ugu maqnaa dalka...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan