27.4 C
Mogadishu

Wararka

Wax Ka Ogoow Qasaaraha Qaraxii Gaalkacyo.

Inta la xaqiijiyay 30 qof oo shacab iyo ciidan isugu jira ayaa ku dhintay kadib markii qof isku xiray waxyaabaha Qaraxa uu isku qarxiyay...
Ergada doorashada gobolada waqooyi

Ergada dooraneysa kuraasta Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi oo Maanta la xareeynayo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa maanta la filayaa in la xareeyo Ergada dooranaysa 11 Xubnood ee Xildhibaannada Aqalka Sare ku leeyihiin Gobolada Waqooyi ee Somaliland. Guddiga maamulaya doorashada Gobolada...

Doorasho Maanta ka dhacayso Magaalada Dhuusamareeb.

Dhusamareeb -Ayaamaha-Waxaa maanta lagu waddaa in Magaalada Dhusamareeb ee Caasimada maamulka Galmudug lagu qabto doorashada labo kursi oo ka mid ah Aqalka Sare, kuwaasoo...
Sheekh Shariif oo ka hadlay kulanka Midowga Musharaxiinta ay la yeesheen Wakiilada Caalamka.

Kursiga uu ku fadhiyo wasiirka amniga oo la filayo inuu kusoo baxo doono MW...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qoraal kasoo baxay guddiga doorashada ayaa lagu sheegay in doorashada saddexdan kursi oo kala ah HOP#135 ,HOP#141,HOP#146 la qaban doono maalinta sabtida ah ee...

Wafdi xal raadin ah oo Maanta ku wajahan degmada Buulo-Burde

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Xildhibaan Xasan Cali Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay ku wajahan yihiin degmada...

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo Amray in la xiro askari dil geystay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cali jeyte Cismaan ayaa Amar ku bixiyay in la soo xiro askarigii 11-kii bishaan xili Habeen ah Afaafka hore  ee...

Lafta Gareen oo Shahaadada Kumeel gaarka guddoonsiiyay Xildhibaanada KG

BAYDHABO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Koofur Galbeed C/casiis Lafta Gareen ayaa guddoonsiiyay Shahaadada Kumeel gaarka ah ee Xildhibaanada iyo Senatarada ka soo baxay Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed. Xubnaha shahaadada...

XOG:- Wasiir katirsan xukuumada Rooble oo berri kursigiisii xildhibaanimo weynaya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirada waayey xildhibaanimada sanadkaan Baarlamaanka 11aad Soomaaliya waxaa ka mid ah Wasiirada Batroolka,beeraha,Qorsheynta,Gaadiidka iyo Duulista Hawada,Xanaanada Xoolaha & Wasiiro kale. Marka la eego xubnaha ugu...

Dowladda Federaalka oo Ciidamo horleh u dirtaysa howlgalka ka socda Gobolka Hiiraan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Soomaaliya ayaa sacadaha soo socoda waxaa la filayaa in ay Ciidamo dheeraad ah ka dejiso degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, kuwaas oo gurmad...

Cumar Filish oo xariga kajaray dhismaha cusub ee barxada Biyaasa

MUQDISHO-AYAAMAHA-Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xariga kajaray dhismaha barxada Biyaasa Liibaro ee degmada Xamar Jajab...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan