27.7 C
Mogadishu

Wararka

Muran badan oo ka dhashay khudbadii xalay ee Ra’iisul Wasaare Rooble

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in mar walba ay soo gaarto cabasho la xiriirta Arrimaha doorashooyinka, taas oo uga timaada...

Yaa ku guuleysan doono koobka tartanka kubadda cagta Degmooyinka gobolka banaadir?

Galabta waxaa la filayaa inay garoonka Eng.yariisoow ay isku wajahaan ciyaarta kama dambeysta ah ee tartanka kubadda cagta degmooyinka gobolka banaadir oo ay isagu...

Dad shacab ah oo lagu laayey qarax Miino oo lala eegtay Bajaaj ay saarnaayeen.

KISMAAYO-AYAAMAHA-Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa waxaa uu ka dhacay tuulada Buulo Xaaji oo 90-km dhanka galbeed kaga beegan magaalada Kismaayo...

Xisbiga Himilo Qaran oo beeniyey warar laga faafiyey iyo qorshe cusub oo ay wadaan.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xisbiga Mucaaradka ee Himilo Qaran, isla-markaana uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa caddeeyey mowqifkiisa siyaasadeed ee ku aadan xaaladda...
Askari lagu dilay Muqdisho

Wiil dhalinyaro ah oo koox hubeysan ku dhex dishay gurigiisa.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa soo baxaya faahfaahino dheerad ah oo la xiriira nin dhalinyaro ah oo lagu diley xalay guri uu ka degenaa xaafada Jamhuuriya ee degmada...
Doorashada golaha shacabka

Jowhar iyo Beledweyne oo go’aan ka qaatay muranka doorashada. 

JOWHAR-AYAAMAHA-Maamulka Hirshabeelle ayaa qorsheynaya in dhawaan uu bilaabo qabashada doorashada xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxaana si aad ah magaalada Jowhar ah...
Hub lasoo galiyey Muqdisho

XOG:- Diyaarad hub sida oo ka degtay Magaalada Dhuusamareeb.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ilo wareed lagu kalsoon yahay ayaa sheegay in diyaarad hub sida ay ka degtay magaalada Dhuuso mareeb waxaana la sheegay in murashax xildhibaan Saadaq...

Muxuu yahay Khilaafka cusub ee soo kala dhexgalay maamulka Gobolka Hiiraan?

Ciidamo ka amar qaato Guddoomiye ku xigeenka maaliyadda iyo siyaasadda ee Gobolka Hiiraan Abuukar Maaddey ayaa shalay xirtay buundada Liiq Liiqato oo muhiim u...

Xog: Fahad Yaasiin oo Gacanta ku dhigay Guddigii doorashooyinka Hirshabeele

Muqdisho-(Ayaamaha)-Guddiga doorashada heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ee ka socda maamul Goboleedka Hirshabelle ayaa goordhow la filayaa in la soo saaro. Ilo ku dhow...

Ciyaal-weero oo lagu dacweeyey Al-Shabaab, xili M/Gobolka Banaadir ay ku fashilmeen amniga Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Inta badan degmooyinka Gobolka Banaadir, ayaa wajahaya dhibaato aysan u dul-qaadan karin oo ka imaaneysa Ciyaal-weero, burcad ah oo dil, dhac iyo kufsi ka...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan