29.9 C
Mogadishu

Wararka

Taliska Ciidanka Asluubta Oo Ka Hadlay Qaraxii Saaka Ka Dhacay Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Afhayeenka ciidanka Asluubta Soomaaliyeed G/Sare Abdiqani Maxamed Qalaf oo warbaahinta la hadlay ayaa ka warbixiyay Qarax,w axaana uu sheegay in lala doonayay Qaraxa in...

Qiso cajiib ah:- Intaa xil haysid xaalku waa samir iyo soon.

Xilka iyo xubiga kala dooro! Qiso dhab ah ! Wiil aan asxaabo dhow nahay ayaa maalin igu yiri saaxiibeey ragg badan oo gayaankaaga ah baa...

Dhimasho iyo dhaawac soo gaaray askar katirsan Ciidamada Ilaalada Madaxweyne Deni.

GAROWE-AYAAMAHA-Ciidamo katirsan ilaalada Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland ayaa dhimasho iyo dhaawac kasoo gaaray shil gaari oo ka dhacay halka loo yaqaano dalcada karin-dhiig ee...

Maxaa looga hadlay kulankii Sheek Shariif iyo Danjiraha Talyaaniga ee Soomaaliya?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Midowga Musharrixiinta ahna Madaxweynihi hore mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa kulan gaar ah la qaatay Danjiraha Talyaaniga ee Soomaaliya, mudane Alberto Vecchi oo...

Maxey kawada hadleen Farmaajo iyo Abiy Axmad oo ku kulmay Addis Ababa?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan Adis Ababa kula yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Itoobiya Abiy Ahmed. Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka...

Al-Shabaab oo sheegtay inay la wareegeen degaano ka tirsan Shabeellaha Dhexe

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ururka Al-Sgabaab ayaa waxaa la sheegay inay la wareegeen degaano hoostaga degmooyinka Mahadaay, Jowhar iyo Raaga Ceelle, halkaas oo maalmihii la soo dhaafay ay...

Barlamaanka Galmudug Oo Maanta Dooranaya Lix Senator Oo Ka Tirsan Aqalka Sare

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta maamul goboleedka Galmudug ayaa lagu wadaa inay maanta ka dhacdo doorashada musharraxiinta u tartamaya kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya...

Buuq iyo Gacan ka hadal Maanta dhexmaray Golaha Wakiilada Somaliland

MUQDISHO-AYAAMAHA-Khilaaf gacan ka hadal isku badalay ayaa ka dhex qarxay xubnaha mucaaradka iyo muxaafadka ee Golaha Wakiilada Somaliland, kadib markii la isku qabtay sharciga...

Golaha Wadatashiga Qaran oo Shir la leh Midowga Murashaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya

MUQDISHU-AYAAMAHA-Weli waxaa Magaalada Muqdisho ka socda Shirka Golaha wadatashiga Qaran ee doorashooyinka, kaas oo galay Maalintii lixaad lana filayo in dhawaan la soo geba-gabeeyo. Shirka...

Mareykanka oo shuruudood hor-dhigay Ruushka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ku xigeenka Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Wendy Sherman ayaa uga digtay Ruushka inuu kala doorto diblomaasiyad amaba iska hor imaad dhex mara Galbeedka. Hadalkan ayay...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan