27.9 C
Mogadishu

Wararka

Dad ku dhintay dagaal sababay gabar la kufsaday.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dagaal ka dhashay Gabar la kufsaday ayaa ka dhacay gobolka Mudug waxaa dagaalka  sida wararka ay sheegayaan waxa uu ka dhashay gabar xalay lagu...

Wasiirkii hore ee Maaliyadda Jubbaland oo xildhibaan loo doortay

KISMAAYO-AYAAMAHA-Waxaana goordhow Kismaayo lagu doortay kursigii labaad ee Golaha Shacabka ee degaan doorashasiisu tahay Jubbaland. Guddoomiyaha Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland Dr...

Golaha Wasiirada Hir-Shabeelle oo ka shiray Amniga Beledweyne & Abaaraha

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle  Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka Golaha Xukuumada Hirshabeelle, kaas oo ka qabsoomay Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka...

Axmed Madoobe oo AMISOM ku eedeeyey inay ku fashilmeen howlgalkooda Somalia

KISMAAYO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay Safiirada dalalka Midowga Yurub ee Soomaaliya, iyadoo kulanka lagaga hadlayay arrimaha amaanka Soomaaliya...

Itoobiyaan buux dhaafiyey Safaarada Ruushka si ay uga qayb qaadatan dagaalka Ukraine.

Tobabnaan dhallinyaro aha ayaa maalinkii labaad ku soo uruuray irida hore ee safaarada Ruushka ku leeyahay caasimada Ethiopia ee Adidis Ababa kadib markii uu...

Daahir Geelle“Madaxweynow dalka waa timid, waad uga dartay ee ha uga sii darin”

MUQDISHO-AYAAMAHA-Musharax Madaxweynaha Soomaaliya Amb, Daahir Maxamed Geelle ayaa eedeyn kulul u jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, isaga oo sheegay in dowladiisa ay caburisay...

Kuraasta Somaliland oo weli ay isku haystan Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guuleed

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xilli lagu wado in saacadaha soo socda xerada Afisyooni lagu saxiixo heshiiska doorashada Soomaaliya, ayaa wararka aan ka helayno Muqdisho waxa ay sheegayaan in...

Wararkii ugu dambeeyay ee qaraxa ka dhacay Magaalada Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qof isku soo xiray walxaha qaraxa uu isku dhex qarxiyay koox dhalinayro ah oo dooneysay inay ku biiraan...

Sheekh Umal oo ka hadlay sida looga hortaggi karo afduubka Soomaalida.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culimada Soomaalida ayaa si weyn uga hadlay falalkii afduubka ahaa ee dhawaan ka dhacay Nairobi iyo...

Dowladda Somalia Oo Sheegtay Inay Howgal Ku Dishay Sarkaal Ka Tirsanaa Al-Shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamo gaar ah oo ka tirsan xoogga dalka ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgal qorsheysan ka sameeyay deegaan lagu magacaabo Daarusalaam ee hoostega degmada Cadale...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan