29.3 C
Mogadishu

Wararka

Farmaajo oo billaabay inuu la heshiiyo siyaasiyiintii Nabad & Nolol ee horay u kala...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirkii hore Warfaafinta X.F.S Xildhibaan Maxamed Cabdi Maareeye ayaa sidii Wasiir nimada u waayay kamid ahaa garabka Guddomiye Cabdi Xaashi. Madaxweyne Farmaajo iyo Xildhibaan Maareeye...

Shirka Golaha Wadatashiga Ee Ka Socda Magaalada Muqdisho Oo Maalintii 3-Aad Galaya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa Maanta Maalintii Saddexaad galaya shirka Golaha wadatashiga Qaran ee doorashooyinka, kaas oo ay ka qeyb galayaan Ra’iisul Wasaare Rooble, Madaxweynayaasha, Galmudug, Hir-Shabeelle, Koonfur...
Axmed Madoobe iyo Guddiyada Doorashooyinka

Axmed Madoobe iyo Guddiyada Doorashooyinka oo ka shiray daahfurnaanta Doorashada Kismaayo

KISMAAYO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe maanta Madaxtooyada Magaalada Kismaayo ku qaabilay xubno katirsan Guddiga Doorashooyinka heer federaal iyo heer dowlad...

Waa tuma xaaska Madaxweynaha Ukraine ee uu “raadinayo Ruushku”?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Tan iyo markii uu bilowday duullaanka Ruushka uu ku qaaday Ukraine, waxaa si weyn u caan baxay Madaxweyne Volodymyr Zelensky oo si aan horay...

Midowga musharaxiinta oo war cusub kasoo saaray go-aankii dalka looga saaray Francisco Madeira

MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa soo dhoweyay go’aankii ka soo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaare, Maxamed Xuseen Rooble, kaas oo dalka ka eryay Danjire Francisco Madeira...

Khasaaro ka dhashay Madaafiic Lagu Garaacay Degmada Awdheegle

MUQDISHO-AYAAMAHA-Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa weerar madaafiic loo adeegsaday oo ka dhacay degmada Awdheegle ee gobolka Sh.Hoose, halkaas oo ay gacanta...

Faah Faahino Kasoo Baxaya Qaraxii Saaka Muqdisho Kadhacay

Muqdisho Aaamaha: Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya in qarax miino oo saakay ciidamo ka tirsan kuwa asluubta soomaaliya lagula eegtay meel u...

Turkiga oo qaab ka duwan reer galbeedka uga hadlay dagaalka Itoobiya.

MUQDISHO-AYAAMAHA-War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Turkiga ayaa loogu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya Itoobiya in si degdeg ah u joojiyaan dagaalka si...

Shaqo Ka Joojin lagu sameeyey Maareeyaha Guud ee Hay’adda Tayo-dhowrka Soomaaliyeed

Qoraal ka soo baxay xafiiska Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Khaliif Cabdi Cumar, ayaa shaqadii laga ga joojiyey Maareeyahii guud ee hay’adda...

Koonfur galbeed oo war kasoo saartay sababta loo hor istaagay C/weli muudeey

BAYDHABO-AYAAMAHA-Maamul gobolleedka Koonfur galbeed soomaaliya ayaa waxay sheegeen in ay mamnuuceen hubka ay wataan murashaxiinta utartameysa xildhibaanimada golaha shacabka. Madaxweyne Lafta gareen ayaa amray wasiirkiisa...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan