30.9 C
Mogadishu

Wararka

Ruushka oo shaaciyey inuu gaaray ujeeddooyinkii dagaalka Ukraine ee wejigiisa koowaad.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha Ciidanka Ruushka Sergei Rudskoy oo ah madax hawgallada ee taliska guud ee ciidmada Ruushka ayaa sheegay in hawlihii ugu muhiimsanaa ee wejiga koowaad...

Kulanka ugu horreeya ay yeelanayaan Xildhibaannada labada Aqal oo la shaaciyay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maanta oo khamiis ah Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xerada Afisyooni waxaa lagu soo geba-gaboobay Munaasabadda dhaarinta Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, iyada oo...

DEG DEG Ciidanka Booliska oo Xir Xiray Dad Banaanbax Ka Dhigayay Muqdisho. .

Ciidamada booliska Soomaaliya ayaa maanta kala eryay dad dibad bax ka dhigayay wadada maka Al-mukarama ee Magaalada Muqdisho, waxaana banaanbaxa looga soo horjeedo madaxweynaha...

Ujeedka socdaalka Madaxweynaha Koonfur Galbeed Xerada Balli-Doogle.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Xerada Ciidanka Bali-doogle ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Madaxweynaha oo maalmahaan...

Farmaajo oo billaabay inuu la heshiiyo siyaasiyiintii Nabad & Nolol ee horay u kala...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirkii hore Warfaafinta X.F.S Xildhibaan Maxamed Cabdi Maareeye ayaa sidii Wasiir nimada u waayay kamid ahaa garabka Guddomiye Cabdi Xaashi. Madaxweyne Farmaajo iyo Xildhibaan Maareeye...

Maxaa dhici karo haddii xildhibaanimada Yaasiin Fareey & Mahdi Guuleed meesha laga saaro.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisal Wasaare Rooble oo xilka ka qaaday 7 xubnood oo ka mid ahaa guddiga xalinta khilaafaadka dooraashooyinka ku macneeyay kalsoonidii lagu qabay ay yaraatay...

Xasan Sheekh oo beeniyay inay kala qeybsan yihiin Midowga Musharrixiinta

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay warar lagu faafiyey baraha Bulshada oo lagu sheegayey inay kala qeybsameen oo laba garab...

Xukuumadda Soomaaliya oo QM kala hadashay dhaqaalaha doorashada

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa waxaa uu la kulmay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Arri.aha Soomaaliya Amb, James Swan. labada dhinac ayaa ka...

Shirka Golaha Wadatashiga Ee Ka Socda Magaalada Muqdisho Oo Maalintii 3-Aad Galaya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa Maanta Maalintii Saddexaad galaya shirka Golaha wadatashiga Qaran ee doorashooyinka, kaas oo ay ka qeyb galayaan Ra’iisul Wasaare Rooble, Madaxweynayaasha, Galmudug, Hir-Shabeelle, Koonfur...

Waa tuma xaaska Madaxweynaha Ukraine ee uu “raadinayo Ruushku”?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Tan iyo markii uu bilowday duullaanka Ruushka uu ku qaaday Ukraine, waxaa si weyn u caan baxay Madaxweyne Volodymyr Zelensky oo si aan horay...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan