28.9 C
Mogadishu

Wararka

Fartaag oo noqday xildhibaankii labaad ee Aqalka Sare loo doortay

KISMAAYO-AYAAMAHA-Munaasabadda doorashada oo ay ku sugan yihiin, Xildhibaannada Golaha Wakiilada Jubbaland, guddiga doorashooyinka Heer Federaal & xalinta khilafaadka doorashooyinka ayaa  ilaa 9 Musharax waxaa...

Iran oo sheegtay iney fashilisay weerar lagu qaaday barnaamijkeeda Nukliyerka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Iran ayaa sheegtay in mas’uuliyiinta ay fashiliyeen weerar curyaamin ah oo lagu soo qaaday barnaamijka Nukliyeerka rayidka iyada oo aan bixin wax faahfaahin ah. Nournews...

Wafuud Ka kala Socda dalalka Caalamka oo soo garay Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wafuud Ka kala Socda dalalka Caalamka ayaa soo gaaraya magaaladda Muqdisho ee caasimadda dalka, kuwaasi oo ka qeybgalaya caleema saarka Madaxweynaha JFS mudane Xasan...
Beesha Wacayle ee ka tirsan Beel weynta Abgaal Cismaan ee Hawiye

XASAASI:-Beesha Waceysle oo ka tashatay Qoor Qoor kana baxeysa Galmudug.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Beesha Wacayle ee ka tirsan Beel weynta Abgaal Cismaan ee Hawiye ayaa sheegtay inay ka baxayso Galmudug inteeda kale kadib markii la sheegay in...

Deni iyo Axmed Madoobe oo soo gaaray Magaalada Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho, iyagoo kasoo ambabaxay Magaalada Kismaayo. Madaxweyne Axmed...

Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Amar Dul-dhigay Laamaha Amniga Galmudug

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay Saraakiishii Ciidanka dowladda Federaalka ee todobaadkii horey lagu dilay duleedka degmada Balanballe ee...

Maxay tahay khatarta ku gedaaman amniga Ra’iisul Wasaare Rooble?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Hay'adda Nabad-Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee Soomaaliya ee NISA ayaa digniin ay xalay soo saartay ku shaacisay shirqool ay sheegtay in Al-Shabaab ay dooneyso...

Diiwaangelinta Musharrixiinta kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo Maanta bilaabaneysa

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Maamulaya doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Gobolada Waqooyi ayaa waxaa la filayaa in Maanta oo Isniin ah ay billaabaan diiwaangelinta Musharrixiinta Afar kamid...

DEG DEG:- Ciidamada Galmduug iyo kuwa Dowladda oo hareereyey Guriceel

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Galmudug oo ka dhadhaaqay fariisimohoodii hore ayaa gaaray tuulada Ceel-Sadiiq oo guriceel ujirta qiyaastii 16-km, kuna beegan inta u...

Wasiir Beyle oo Jaamacadda Carabta kala hadlay Arrimaha deyn Cafinta Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAH-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur oo ku sugan Magaalada Jeddag ee wadanka Sacuudi Carabiya ayaa la kulmay Agaasimaha guud ee Sanduuqa Dhaqaalaha...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan